Page 1 of 1

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka badbaadey isku day dil

Posted: Wed Apr 04, 2012 5:37 am
by damu
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay gudaha xarunta Tiyaartarka qaranka ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo warar hordhac ahi ay sheegayaan in uu fuliyey qof isa soo miidaamiyey ayaa geystey khasaare badan.

Goobta uu qaraxu ka dhacay oo ay ka socotey xaflad loo sameeyey sanad guurada asaaskii TV-ga qaranka ayaa waxaa ku suganaa Ra’iisul wasaaraha DKG Cabdiweli Maxamed Cali iyo mas’uuliyiin kale.

Ilaa iyo hadda dhimashada 2-qof ayaa Horseed Media loo xaqiijiyey, waxayna wararku intaas ku darayaan in qaraxaas ay fulisey haweeney isa soo miidaamisey inkastoo aan si cad arintaas loo xaqiijin karin .

Ra’iisul wasaaraha oo qaraxaas aysan waxyeelo kasoo gaarin ayaa durbadiiba goobta laga saaray, waxaana jira dad badan oo qaraxaas ku dhaawacmay iyadoo qaar kamid ahna ay xaaladoodu halis tahay.

Faahin ku saabsan qaraxaas ka filo Horseed Media saacadaha soo fool leh.



Horseed Media

Re: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka badbaadey isku day d

Posted: Wed Apr 04, 2012 9:20 am
by abdalla11
Abdiweli should relocate to his hometown, no wonder he stays for weeks whenever he visits PL. Xamar is just too dangerous

Re: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka badbaadey isku day d

Posted: Wed Apr 04, 2012 11:06 am
by FBISOMALIA
abdalla11 wrote:Abdiweli should relocate to his hometown, no wonder he stays for weeks whenever he visits PL. Xamar is just too dangerous
thats happen when you make hutu police man :down:

Re: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka badbaadey isku day d

Posted: Wed Apr 04, 2012 11:10 am
by tightrope
ABDIWELI IS TOO CIVILIZED FOR THE SAVAGE SOUTHIES!
ALL THE MJS IN THE TUUG-FG SHOULD MOVE TO PUNTLAND AND MAKE THE STATE A BETTER PLACE.

Re: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka badbaadey isku day d

Posted: Wed Apr 04, 2012 7:23 pm
by damu
alhamdulillah Gaas survived :up: i hope no PLers got hurt :|