BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
Ciidamo garaya 1500 oo askaro oo tababar lagu soo xiray Gobolka Gedo
Wararka naga soo garaya magaalada Doolow ee Gobolka Gedo aya tibaxaya in magaaladaasi manta tababar lagu soo gabagabeyay Ciidamo katisan Dowlada kmg ah ee Somalia
Ciidamadan oo lagu oo qiyaasi ah 1500 oo askari kuna hubaysan gawaarida dagaalka ee Tiknikada aya waxaay mudo bilo ah tababar ku qadanayeen Magaalada Doolow Adow ee Wadanka Itobiya waxana manta ay u soo dhaqaaqen dhanka Magalada Doolow Somalia.
Ciidamadan aya manta waqti danbe soo garay Magalada Balad xaawo ee Gobolka Gedo waxaana halkaasi ku soo dhaweyay Sarakiisha Ciidamada Dowlada kmg ah ee ku sugna Magaaalada Balad xaawo iyo qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Baladxaawo.
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowlada kmg ah ee Gobolka Gedo aya sheegay in Ciidamadan tababarka soo dhamaystay ay dhawaan gaari doonan Jiidaha hore ee Dagaalka, waxana uu shegay in ay ku wajahan yihiin Magaalada Baardheere oo ay ku xogan yihiin Xarakada Al-Shabaab.
Ciidamadan aya bilo ka hor waxaa laga soo aruuriyay Dagmoyinka Gobolka Gedo waxaayna tababar mudo qatay ku so qateen gudaha wadanka Itobiya.

-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
CoolPoison adeer ciidankan xagee uu socdan? Ma Kismayo ama Bardheere?
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
Baardheere, you would have known that if you could actually read.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo

this is great news
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
CaliBurco wrote:grandpakhalif wrote:[img]War ma odayaasha sonkorta qaba ayaa idin difaacaya
Caligaabs a funny troll
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super

- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
U need to stop trolling..this section..wasaqyahow.CaliBurco wrote:Baardheere, you would have known that if you could actually read.
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
Yes, I am a troll that likes to ruin ur threadsSmile-LiKe-SuN-RiSE wrote:U need to stop trolling..this section..wasaqyahow.CaliBurco wrote:Baardheere, you would have known that if you could actually read.
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super

- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
Cuqdad u dhimoCaliBurco wrote:Yes, I am a troll that likes to ruin ur threadsSmile-LiKe-SuN-RiSE wrote:U need to stop trolling..this section..wasaqyahow.CaliBurco wrote:Baardheere, you would have known that if you could actually read.
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
Editing someone's post is childish.
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super

- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
This is the qoute I qouted originally.
CaliBurco wrote:img]War ma odayaasha sonkorta qaba ayaa idin difaacaya
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
I never said that you clown.Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:![]()
..puslease!
This is the qoute I qouted originally.CaliBurco wrote:img]War ma odayaasha sonkorta qaba ayaa idin difaacaya
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super

- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
How about 1500 teachers or doctors?
Re: BREAKING NEWS 1500 ciidan arive in Beled Hawo
No, we need 1500 soldiers to bring peace first. Everything else comes after that.The`Republic wrote:How about 1500 teachers or doctors?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1434 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 16 Replies
- 2251 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 3 Replies
- 761 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 6 Replies
- 833 Views
-
Last post by Advo
-
- 21 Replies
- 2040 Views
-
Last post by Murax
-
- 4 Replies
- 612 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 781 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 788 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 7 Replies
- 1195 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 884 Views
-
Last post by zingii