Barre Hiiraale Oo Nairobi Ku Wajahan.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Barre Hiiraale Oo Nairobi Ku Wajahan.
Gedo-(GMN) Xildhibaan Barre Aadan Shire Barre Hiiraale ayaa lagusoo waramayaa inuu ku wajahanyahay Magaalada Nairbo ee Dalka Kenya Kadib 2sano oo uu ku sugnaa Magaalada Dooloow ee Xadka Dalka Itoopiya.
Sida uu sheegay Isuduwaha Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Isaaq Hoorow Xasan ayaa waraysi uu siiyay mid kamid ah Idaacadaha Maxaliga ah waxaa uu ku sheegay in dhawaan la filayo inuu uu gaaro Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.
Isuduwaha Waxaa uu beeniyay warar ay qoreen qaar kamid ah Warbaahinta kaasi oo ahaa in Barre Hiiraale uu u xirnaa Ciidanka Itoobiya muddo labo sano ah haatan uu soo baxsaday, waxaana uu sheegay in Barre mar hore lasoo daayay hadana uu ka imaaday Magaalada Dooloow.
Mr Isaaq waxaa uu intaas ku daray in Barre Hiiraale uu aadayo Magaaladao Nayroobi , kadibna uu uga gudbi doono Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Maalmo kahor ayuu XIldhibaan Baree waxaa uu soo gaaray Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, waxaana mudo 2sano ah uu kusugnaa Magaalada Dooloow ee Xadka Itoobiya iyo Soomaaliya.
Abdinasir ALi
http://gedoonline.com/?p=38338

Re: Barre Hiiraale Oo Nairobi Ku Wajahan.
Barre Hiiraale oo ku wajahan Muqdisho kadib Marka uu Nairobi gaaro.
Wararka lagahelayo Degmada Doolow ayaa sheegaya in halkaas uu kasoo xirxirtay Xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale) Wasiirkii hore ee difaaca Soomaaliya oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay halkaas kusugnaa isagoo qorshaynaya inuu tago magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya dabadeedna la rajaynayo inuu uga sii gudbo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya in Xildhibaan Barre Aadan Shire uu xiriir dhexmaray madaxda dawlada qaarkood wallow aan la cadayn xafiiska sida gaarka ah uu xiriirku u dhexmaray islamarkaasna uu balanqaaday inuu Muqdisho tago islamarkaasna ku biiro dadaalada ay dawladu wado.
Qaarkamid ah dadka Barre Hiiraale ku dhowdhow ayaa sheegaya in Xildhibaanku uu qayb ka noqonaya dadaalada siyaasadeed ee imika socda waxaana ay Dadka qaarkii beeninayaan warar sheegaya in dhawaan Ethiopia ay xirtay, Barre Aadan Shire ayaa sanadihii u danbeeyey kusugnaa xuduudyada Ethiopia, Soomaaliya iyo Kenya kadib markii laga soo saaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Xafiiska Wararka Puntlandi, Muqdisho.
http://puntlandi.com/?p=33577

shiid's interesting
its been a long time since Bare visited Mogadishu
i wonder whats his plan is

Mad_Dog here's ur Reply
Col. Barre Hiiraale oo ka hadlay wararka sheegaya inuu ka soo baxsaday ciidamada Itoobiya, kuna sii jeedo dalka Kenya si uu
Xildhibaan Barre Aadan Shire Barre {Hiiraale} oo todobaadkan gudihiisa soo gaaray degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa la sheegay inuu ku wajahanyahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, halkaas oo uu uga soo ambabixi doono magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.
Sida uu sheegay Isuduwaha wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Isaaq Hoorow Xasan waxaa Barre Hiiraale lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ka dibna waxa la sheegay inuu uga soo gudbayo dhinaca magaalada Muqdisho, wuxuuna beeniyey wararay ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalida oo sheegay in Barre Hiiraale uu u xirnaa ciidanka Itoobiya muddo labo sano ah uu ka soo baxsaday soona gaaray deegaanka Ceelwaaq ee gobolka Gedo, wuxuuna intaasi ku daray in Barre mar hore la soo daayey haddana uu ka yimid magaalada Dooloow.
“Waa been la dhoodhoobay wararka sheegaya in Col. Barre Hiiraale uu ka soo baxsaday ciidanka Itoobiya, ma jito cid uu u xirnaa oo uu ka soo baxsaday Korneelku, magaalada Doolow oo uu howlo shaqo u joogay ayuu ka yimid dhawaan, wuxuuna haatan ku soo wajahanyahay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ka hor inta uusan Muqdisho imaan waxa uu tagi doonaa dalka Kenya” ayuu yiri Isuduwaha wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka dowladda KMG Soomaaliya Isaaq Hoorow Xasan.

- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super

- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: Barre Hiiraale Oo Nairobi Ku Wajahan.
Coolpoison..Hiraale aad baad ula dhacaday 
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Barre Hiiraale Oo Nairobi Ku Wajahan.
Smile like, oo yaan tageeri lahaa, ma abtigey Shiskabab Bare qooje?
2 nin that are the faces of Marehan are Jale Bare Aden Shire and Profesor Hirsi Mohamud Hilow labogarre
Inta kale waa qashin

-
Conqueror
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1030
- Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
- Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"
Re: Barre Hiiraale Oo Nairobi Ku Wajahan.
Not a single website deemed credible is reporting Barre Hiiraale's fake bravado. His movements are not even that important to discuss. 
-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: Barre Hiiraale Oo Nairobi Ku Wajahan.
I never said he was or was not in house arrest. My question which said
was in the context of the reports posted.
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: Barre Hiiraale Oo Nairobi Ku Wajahan.
I wonder why the young lady (smell sunrise) deleted my post in the other topic about Barre arriving in C/waaq. Barre going to nairobi would lead support to the idea of him being under house arrest and fleeing to safety.
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Barre Hiiraale Oo Nairobi Ku Wajahan.
Barre Hiiraale the Don is on the move again.

- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Barre Hiiraale Oo Nairobi Ku Wajahan.
adeer barre, marexaan ba xiray for his own security just before the garbaharey offensive
How can ethiopia lock up a man who is armed to the teeth, you lot need to learn to connect the dots

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Barre Hiiraale Oo Nairobi Ku Wajahan.
The topics underneath

Walahi this guy is a failure
Waxaan ku qoslay kuwan ku leh 'he left the border and is going to Nairobi'
Check this paidmonk topics:
viewtopic.php?f=18&t=125559
Every topic about barre huuro people argue about where he is or where he is going. In the paidmonk topic he was going to Italy and Germany.
Other topics he's going to ethiopia, kismaayo, some tuulo in gedo, uganda or nairobi ama xabsiga addis ababa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 565 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 4 Replies
- 697 Views
-
Last post by precious_dyme
-
- 10 Replies
- 964 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 23 Replies
- 1679 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 11 Replies
- 3867 Views
-
Last post by Adali
-
- 3 Replies
- 1140 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 7 Replies
- 2054 Views
-
Last post by original dervish
-
- 38 Replies
- 5385 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 68 Replies
- 11466 Views
-
Last post by Wise-Man