Sarkaalka ugu sareeya Ciidamada Itoobiya
ee Gobolada Bay iyo Bakool oo sheegay in
dhowaan xaqiijin doonaan ammaanka
Jeneraalka hogaaminaya Ciidamada Itoobiya ee
ku sugan Gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegay
in dhowaan ay xaqiijin doonaan ammaanka
Magaalada Baydhabo iyo deegaanada kale ee
Goboladaas, kadib markii uu shalay ka qeyb
galay kulan ay lahaayeen Odayaasha dhaqanka,
saraakiisha, xildhibaanada iyo Maamulka
Gobolka Bay.
Jeneraal John ayaa sheegay in hadafkooda yahay
sidii Al-Shabaab uga saari lahaayeen dhamaan
Gobolada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya,
isla markaana deegaanada ay qabtaan ku
wareejiyaan Ciidamada Midowga Afrika ee
AMISOM.
Waxaa uu sheegay in ammaanka magaalada
Baydhabo ay wax ka qaban doonaan, ayna ka
hortagi doonaan falalka amni dari sida uu yiri.
Mar uu soo hadal qaaday howl galkooda ka
dhanka ah Shabaab ayaa waxaa uu sheegay in
aanay ka bixi doonin Soomaaliya ilaa ay ka soo
afjaraan Shabaab.
Jeneraalku ayaa waxaa uu kaloo tilmaamay in
qorshaha ahaa in Magaalooyinka Baydhabo iyo
Kismaayo lagu qaban lahaa ay aheyd si isku mid
ah, hase ahaatee aanu garan karin sida
Kismaayo ay u qaban waayeen Ciidamada Kenya
ee Jubooyinka ku sugan.
Sidoo kale waxaa uu xusay in hadii loo baahdo
in Kismaayo qabtaan ay diyaar u yihiin, isla
markaana Ciidamo ku filan ay hayaan, si Al-
Shabaab uga saaraan.
Kulankii shalay looga hadlayay ammaanka
Magaalada Baydhabo iyo deegaanada Gobolada
Bay iyo Bakool ayaa waxaa uu ahaa mid socday
muddo dhowr bilood ah oo ka soo bilowday
markii Ciidamada Itoobiya bishii Febraayo
qabsadeen Baydhabo.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan
Sheekh Aadan oo markii 3aad tagay Baydhabo
ayaa ka qeyb galay kulankii shalay, isagoo ku
baaqay in la adkeeyo ammaanka, lana diyaariyo
Ciidamo si gaar ah u suga nabadgelyada
magaalada Baydhabo.
Ciidamada Itoobiya ayaa hada ku sugan saddex
degmo oo ka mid ah Gobolka Bay iyo Xarunta
Gobolka Bakool ee Xudur, iyadoo weeraro iyo
dagaalo ay la kulmaan xilliyada qaar, gaar ahaan
marka ay isaga kala gooshayaan deegaanada ay
gacanta ku dhigeen.
Bantus are good for nothing.
Ethiopia insults Kenya: If needed we can capture Kismaayo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- jalaaludin5
- SomaliNet Super

- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: Ethiopia insults Kenya: If needed we can capture Kismaay
Alahayow wiilasha barakeysan ee dalka soomaliyeed dhurwaaga ka horjooga u gargaar.
Ameen!

Ameen!

- gurey25
- SomaliNet Super

- Posts: 19349
- Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
- Location: you dont wana know, trust me.
- Contact:
Re: Ethiopia insults Kenya: If needed we can capture Kismaay
the difference between Ethiopia and Kenya is not millitary ability, its the different attitudes towards casualties.
The kenyas care about their troops and do not want to sacrifice too many, 20 and 100 dead is considered high casualities.
The Ethiopians have tens of thousands of disposable oromo, somali, and amhara soldiers that the Tigray regime would enjoy getting rid of.
In 2006 they wiped out the UIC and killed over 5000 millitia,
but their are estimates that the Ethiopians lost more than 2000 men .
in their view 2000 is nothing..
they lost more than 50,000 in the war against Eritrea.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 4 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 1 Replies
- 663 Views
-
Last post by Murax
-
- 1 Replies
- 410 Views
-
Last post by Advo
-
- 2 Replies
- 473 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 534 Views
-
Last post by Salahuddiin
-
- 10 Replies
- 672 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 47 Views
-
Last post by Rebel-Lion1
-
- 2 Replies
- 581 Views
-
Last post by grandpakhalif