Shirkadu waxay sheegtay in maalin walba diyaarudu tagi doonto somaliland wakhtigayada subaxii iyo galabtii . sidoo kale waxa warsaxaafeedka lagu cadeeyay diyaarada bilaabi doonta bisha 6aad 10keeda numberkeedu yahay Q400.
Duulimaadyadan shirkada diyaaradaha ee itoobiyaan airways dib u bilowday ayaa farxad galinaya qurbajooga reer Somaliland ee xagaaga tagaya . Shacabka Reer Somaliland Ee Qurbaha Ayaa Waxay Rafaad Badan Kala Sii Kulmaan Diyaaradaha Somalida Ee Rakaabka Ka Qaada Magaalada Dubai Balse Arinkan Ayaa Mid Aad

U Soo Dhawaynayaa Qurba Jooga Somaliland Waxaana Arinkan Ka Danbeeyey Mar Bishii Hore Uu Wasiirka Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Uu Socdaal Shaqo U Tagay Dallka Itoobiya Kasoo Uu Sheegay In Ay Heshiis Soo Galeen In Dib Loo Furo Diyaarada Itoobiya Airways Isku Soo Duuboo Arinkan Ayaa Wax Wayn Ka Badalaaya Dhibta Iyo Diyaarad La.aanta Ka Taagan Somaliland In Ay Wax Wayn Ka Tari Doonoto Duulimaadyada itoobiyan airways ayaa joogsaday bishii 11aad ee 2008 Kasoo Wadanka Somaliland Ay Markaa Ka Dhaceen Qaraxyo Is Miidaamin Ah Taasna Ay Kaliiftay In Gabi Ahaanba Diyaarado Joogsato
http://www.caynabanews.com/view.php?id=13609