Banaadir Hospital receives medical supplies and equipment
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Banaadir Hospital receives medical supplies and equipment
from 





Last edited by TheblueNwhite on Fri Jun 01, 2012 12:53 am, edited 1 time in total.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Banaadir Hospital receives medical supplies and equipmen
SomaliweynWasiirka wasaaradda caafimaadka xukuumadda KMG Somalia C/casiis Shiikh Yuusuf ayaa si rasmi ah ula wareegay deeqdaas oo isugu jirtay daawooyin, matooro, iyo gawaarida nooca gurmadka deg deg ah iyo kuwa cagaf-Cagaf-ta ah oo ka timid Hay’ad samafal oo ka diiwaan gashan dalka Sucuudi Arabia.
Deeqdan waxay kala aheyd dhowr tan oo dawo ah, illaa saddex matoor, hal gaaro oo cagaf cagaf ah, gaari kale oo nooca gurmadka deg deg ah isla markaana leh goob lagu dabiibo bukaanka inta bukaanka laga gaarsiinayo goobaha caafimaadka.
- BlackVelvet
- SomaliNet Super
- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 523 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 1 Replies
- 574 Views
-
Last post by marina_meggy
-
- 0 Replies
- 315 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 1 Replies
- 615 Views
-
Last post by greenday
-
- 11 Replies
- 884 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 11 Replies
- 819 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 3 Replies
- 560 Views
-
Last post by paperino
-
- 1 Replies
- 231 Views
-
Last post by Strategic
-
- 12 Replies
- 1095 Views
-
Last post by MrPrestige