Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
Ciidanka xeebaha oo ka hadlay iska hor imaad maraakiib shisheeye ku dhex maray xeebta Sanaag
June 1st, 2012
Laasqoray (Somaliland.Org)- Ciidammadda Ilaaladda xeebaha ee gobolka Sanaag iyo laba markab iyo hal xafaarad oo la sheegay inay macdan ka guranayaan marsadda Laas-qoray ee gobolkaasi ayaa iska hor imaad hubaysani ku dhex maray xeebta gobolka Sanaag. Waxaana iska hor imaadkaasi ka dhashay dhaawacyo soo gaadhay labada dhinacba.
Hal askari ayaa ku dhaawacmay ciidanka ilaaladda xeebaha Sanaag, halka dhinaca kalena ay sheegteen in dhawr qof kaga dhaawacmeen iska hor imaadkaasi oo mid ka mid ah dhaawaciisu aad u culus yahay.
Taliyaha Ciidanka Ilaaladda xeebaha gobolka Sanaag Maxamed Yuusuf Otor, ayaa saxaafadda u sheegay in maraakiibtani ay u socdaan inay dhagax ka gurtaan ka gurtaan xeebta Laas-qoray
“Maraakiibtaasi waxay ilaa hadda u socoto ma garanayno,laakiin waxa la leeyahay waa maraakiib u socota inay qaado dhagax iyo wax la mid ah horena sahankii ayaa loogu sameeyay,”ayuu yidhi Taliyaha ciidanka ilaaladda xeebaha Sanaag.
Taliyuhu wuxuu intaasi ku daray “Cutub ka tirsan ciidanka ilaaladda xeebaha ayay is heleen, anagga hal askari ayaa iska hor imaadkaasi nagaga dhaawacmay. Ajanabi ayaana nalaga dagaalamayay maraakiibtaasi gudaheedda. Hadda agagaarka Laasqoray ayay ku sugan yihiin maraakiibtaasi oo kala ahaa hal xafaarad ah iyo laba markab.”
“Hub culus ayay isticmaalayeen oo dad ajanabi ahi ridayo oo qoryaha PKM-ka u badan, waxaan ku cadaynayaa inay ajanabi ahaayeenna anagaa indhahayahayaga ku aragnay xabaddana iyagaaba nagu bilaabay,”ayuu yidhi Maxamed Yuusuf Otor.
Taliyaha xeebaha oo la weydiiyay inay maraakiibtaasi ay u socdeen inay dhisaan dekadda laas-qoray, waxa uu tilmaamay inay tahay arrintaasi mid ay dadweynaha deegaankaasi ay ku majaro habaabinayaan.

Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
How would you know the truth if only you are checking one tribe source ? to know the truth you need to do your research.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
xiimaaya wrote:How would you know the truth if only you are checking one tribe source ? to know the truth you need to do your research.
Here is a wasakhgali website
http://halgan.net/2012/06/01/ciidamada- ... agaalamay/
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ee Degmada Laasqoray oo Dhirbaaxo ku Dhuftay Dablay Maraakiib Watada oo ku soo Xad-gudubtay Biyaha Somaliland.
Iska hor-imaadkan oo ka dhacay dhinaca Bada gudeheeda, isla markaana laysku waydaarsaday
Lasqoray(GNS)-Iska hor imaad ayaa maanta dhex maray ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland iyo Maraakiib ku soo jeeday Magaalada Laasqoray ee Gobolka Sanaag.
Iska hor-imaadkan oo ka dhacay dhinaca Bada gudeheeda, isla markaana laysku waydaarsaday Hubka noocyadiisa, ayaa ka dambeeyay ka dib markii saddex Markab oo Rag hubaysani la socdaan u soo jihaysmeen dhineca Xeebta laasqoray, halkaasoo beryahan dambe warar soo baxayay ay sheegayeen inay imanayaan Maraakiib Qalab iyo Shaqaale u sidaa Dekeda laasqoray oo dib u dhis lagu samaynayo.
Wallow warar kale oo soo baxayayna ay tibaaxayeen inay deegaamadaasi dhanka xeebta Gobolka Sanaag iyo Buuralayda ku soo fool leeyihiin Kooxo Macdan qodayaal ah oo doonaya inay si tuugo ah dhulkaasi uga baadhaan Macdan.
Si rasmiya looma oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Israsaasayntan Maanta dhex marta Ciidamada Ilaalada xeebaha Somaliland iyo Dablayda Maraakiibta saarnayd, hase yeeshee Taliyaha Ciidanka Xeebaha Somaliland ee Gobolka Sanaag ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in Hal Askari dhinacooda ka dhaawacmay, dhanka kalena aanay wax war ah ka haynin.
Geesta kale Taliye ku xigeenka ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Col Cabdi Xirsi Ducaale oo aanu Khadka Talefoonka kula xidhiidhnay si aanu arintaasi wax uga waydiinay, ayaa xaqiijiyay inay Ciidankooda isku dhaceen Dablay hubaysan oo la socday Maraakiib ku soo jeeday Degmada laasqoray, kuwaasoo ilaa hada ujeedada ay halkaasi u imanaayan aan la ogayn.
Taliyuhu waxa uu sheegay inay Ciidankoodu joojiyeen Maraakiibtaasi, ka dibna Rasaas loogu jawaabay, taasina dhalisay iska hor imaadkaasi, waxaanu intaasi ku daray inay wixii faahfaahin e la xidhiidha dhascdadaasi dib ka sheegi doonaan.
Degmada Laasqoray ayaa ka mida Deegaamada Somaliland ee dhinaca Xeebta ku teedsan, taasoo beryahan dambe damac badani kaga jiray Maamulka Puntland oo doonaya inay qayb libaax ku yeeshaan Did u dhiska Dekeda Laasqoray oo hada la bilaabayo, waxaana dhici karta inay puntland ka dambeyso Maraakiibtaasi hubaysan eek u soo xad gudbay Biyaha Somaliland.

The_Emperior5 wrote:xiimaaya wrote:How would you know the truth if only you are checking one tribe source ? to know the truth you need to do your research.
Here is a wasakhgali website
http://halgan.net/2012/06/01/ciidamada- ... agaalamay/
Now compare the two and also everyone should listen to VOA and you would know the truth...
Idoor are nothing but liars that cant take defeate like men..
Your poorly equiped milita was chased out of dekada Laasqorary..
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
you got chased u filthy wasakhgali

Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
suck the semen out of my ceeb faggot ..
Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
In the 80s SNM used to bomb Las Qoray
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
xiimaaya wrote:suck the semen out of my ceeb faggot ..
You are a very angry wasakhgali
Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
The_Emperior5 wrote:xiimaaya wrote:suck the semen out of my ceeb faggot ..
You are a very angry wasakhgali
I think you should wipe your face
Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
Eeeb both of you are adult 
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
forget about VOA, their own webside did the fake news QARXISxiimaaya wrote: Now compare the two and also everyone should listen to VOA and you would know the truth...
Idoor are nothing but liars that cant take defeate like men..
Your poorly equiped milita was chased out of dekada Laasqorary..
http://waaheen.com/?p=38848,
“Hal askari ayaa nagaga dhaawacmay annaga iyagase (maraakiibta) war uma hayno waxana maraakiibtan saarnaa rag hubaysan oo rasaas nagu furay”. Sidaas waxa yidhi Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha gobolka Sanaag Maxamed Yuusuf (Otor) oo isagoo sida uu sheegay dhexda ku sii jira una sii jeeda Ceerigaabo aannu khadka telefoonka kula xidhiidhnay.
Maraakiibtan oo laba ah ayaa la sheegayaa inay sideen qalab loogu tala galay deked cusub oo Laasqoray laga samaynayo sidoo kalena ay jiidanayeen guryo samaysan oo loogu tala galay degsiimada hawlwadeennada dekeddan, waxayna si nabad ah ugu soo xidheen kuna sugan yihiin gudaha magaalada Laasqoray.
Dhinaca kale ciidammo xooggan oo adeegsanaya baabuur iyo xataa laashash qoryo saaran yihiin oo dhinaca Puntland kasoo jeeda ayaa iyaguna halkaas u jooga xoojinta iyo sugitaanka socodsiinta hawlaha dekeddan cusub kuwaas oo sida la sheegay waqtigan difaac kaga jidha meel (Xaydhayeele) jahada galbeed ka xigta Laasqoray.
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
sheekh-Farax-zero wrote:forget about VOA, their own webside did the fake news QARXISxiimaaya wrote: Now compare the two and also everyone should listen to VOA and you would know the truth...
Idoor are nothing but liars that cant take defeate like men..
Your poorly equiped milita was chased out of dekada Laasqorary..![]()
http://waaheen.com/?p=38848,
“Hal askari ayaa nagaga dhaawacmay annaga iyagase (maraakiibta) war uma hayno waxana maraakiibtan saarnaa rag hubaysan oo rasaas nagu furay”. Sidaas waxa yidhi Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha gobolka Sanaag Maxamed Yuusuf (Otor) oo isagoo sida uu sheegay dhexda ku sii jira una sii jeeda Ceerigaabo aannu khadka telefoonka kula xidhiidhnay.
Maraakiibtan oo laba ah ayaa la sheegayaa inay sideen qalab loogu tala galay deked cusub oo Laasqoray laga samaynayo sidoo kalena ay jiidanayeen guryo samaysan oo loogu tala galay degsiimada hawlwadeennada dekeddan, waxayna si nabad ah ugu soo xidheen kuna sugan yihiin gudaha magaalada Laasqoray.
Dhinaca kale ciidammo xooggan oo adeegsanaya baabuur iyo xataa laashash qoryo saaran yihiin oo dhinaca Puntland kasoo jeeda ayaa iyaguna halkaas u jooga xoojinta iyo sugitaanka socodsiinta hawlaha dekeddan cusub kuwaas oo sida la sheegay waqtigan difaac kaga jidha meel (Xaydhayeele) jahada galbeed ka xigta Laasqoray.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
is that Warsangeli accent???,, since when is Waheen warsangeli webside? 
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Somaliland coast guard forces chase Pirates in laasqoray
could be majerteen or warsangeli from far Eastern corner of Sanaag/western Bari.
I thought waaheen was Isaaq owned.
I thought waaheen was Isaaq owned.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 697 Views
-
Last post by Scarletmoon1
-
- 5 Replies
- 1147 Views
-
Last post by BruceLee
-
- 2 Replies
- 1623 Views
-
Last post by TarTar
-
- 1 Replies
- 845 Views
-
Last post by surrender
-
- 4 Replies
- 885 Views
-
Last post by Madelina
-
- 1 Replies
- 779 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 52 Replies
- 4823 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 4 Replies
- 607 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 41 Replies
- 4587 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 0 Replies
- 740 Views
-
Last post by milk_maan