Page 1 of 1

Large anti-Alshabab army in Beerxaani and Qudus

Posted: Mon Jun 11, 2012 1:17 pm
by Adali
Xaalada Magalada Kismaayo oo kacsan iyo meleshiyaad isku Aruursanaya Tuulada beerxaano ee galbeedka Kismaayo.
admin | Jun 11, 2012 | 0 comments

Wararka naga soo garaya magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka jubbada hoose aya waxaay tibaxayaan in magaladaasi ay manta ka jirto kacsanan.

Wararku waxaay intaasi ku darayaan in qalqalka ugu badan u yimid ka dib marki magalada kismaayo ay saka ku soo kalaheen Diyaarado noca dagaalka ah kuwaas oo ka yimid dhanka bada.

Waxaa xiran inta badan ganacsiga magaalada dadkuna waa dareen ku jog waxaa magaalada dhexmaraya gadiidka dagaalka ee Xarakada Al-Shabaab waxaa sido kale qodbado kala duwan ay ka socdan masjidyada magaalada Kismaayo kuwaas oo shacabka rer kismaayo lagu qancinayo in ay ka qayb galan dagaalada ku soo wajahan Magaalada Kismaayo.

Al-Shabaab waxaay maalmihi la soo dhafay isku dayayeen in ay si xog ah jiidaha hore ee dagaalka ku geyaan dhalinyarada magaalada oo ayagu aanan u diyaarsanayn in ay ka garab dagaalaman xarakada Al-Shabaab.

Dhanka Kale badiyaha Dagmada Beerxaani ee Galbeedka kismaayo iyo waliba deeganka Qudus ee isla galbeedka kismaayo waxaa ka socda Abaabul ay wadan maleshiyo beeledyo ku xiraan Ciidamada huwanta ah kuwaas oo raba in ay dhabar jabiyaan Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ee Ku sugan deeganka birta dheer iyo waliba deegano kale oo ku yaala duleedka Kismaayo.

Maleshiyaadkan oo aad u badan kuna hubaysan qoryaha fudud iyo boobeyaasha aya waxaa intoda badan laga soo arurshay deeganka beerxaano iyo qudus waxaa sido kale ku jira dhalinyaro badan oo iskaga soo cararay Magaalada Kismaayo kuwaas oo ku soo biray maleshiyaadka isku arursanaya Galbedka Kismaayo.

Isku soo wada duubo waxaa aad u kacsan Xaalada Magaalada Kismaayo tan iyo marki Ciidamada huwanta ah ay gacanta ku dhigeen Dagmada Afmadow iyo waliba deeganka biibi ee Gobolka Jubbda hoose.

Re: Large anti-Alshabab army in Beerxaani and Qudus

Posted: Mon Jun 11, 2012 1:20 pm
by Murax
Wonder what Talxe are up to.

Re: Large anti-Alshabab army in Beerxaani and Qudus

Posted: Mon Jun 11, 2012 1:27 pm
by grandpakhalif
8-) this is stage 2 sxb, be patient.

Re: Large anti-Alshabab army in Beerxaani and Qudus

Posted: Mon Jun 11, 2012 1:32 pm
by nomadicwarlord
Are you sure this is not the remnants of the Al-Shabaab contingent?

Re: Large anti-Alshabab army in Beerxaani and Qudus

Posted: Mon Jun 11, 2012 2:09 pm
by Conqueror
Jecliyaayeey jiidii Kismaayo! Jecliyaayeyy anoo Xeebta Kismaayo ku jarmaadey :up:

Re: Large anti-Alshabab army in Beerxaani and Qudus

Posted: Mon Jun 11, 2012 3:34 pm
by Eaglehawk
Its official we will liberate kismaayo this week

when ever you hear beerxaani you know what is next :clap: