jaaliyada somaliland ee germany oo xaflad soodhawayna u qabatay gudoomiyaha g/wa
Waxaa magaalada Bergheim ee wadanka Jarmalka ka dhacday xaflad wayn oo aykasoo qayb galeen dadwayne aad u badan,oo ku noolwadanka Jarmalka xafladan oo ku salaysnayd,soo dhawaynta Gudoomiyaha wakiilada C/raxmaan ciro iyodaahfurkaxafiiska,urursiyaasadeedka
Wadani ee wadanka Jarmalka.Sawirada.
Waxaa magaalada Bergheim ee wadanka Jarmalka ka dhacday xaflad wayn oo aykasoo qayb galeen dadwayne aad u badan,oo ku nool
wadanka Jarmalka xafladan oo ku salaysnayd,soo dhawaynta Gudoomiyaha wakiilada C/raxmaan ciro iyo daahfurka xafiiska,urursiyaasadeedka
Wadani ee wadanka Jarmalka-
waxaana lagu doortay Gudoomiyaha laanta wadani ee wadankan Jarmalka Xuseen Abiib,xafladan waxaa qudbado ka jeediyay Gudoomiyaha jaaliyada
somaliland ee jarmalka Mohamed Husein Dhacsi,Daahir warsame, Aadan warsame abuhurayra,Gudoomiyaha cusub ee wadani wadankan jarmalka
Xuseen Abiib,ugu danbaysta waxaa halkaa qudbad dheer oo taariikhiya ka jeediyay,Gudoomiyaha Golaha wakiilada ahna Gudoomiyaha urur siyaasadeedka
wadani,xafladu waxa aykusoo dhamaatay jawi aad u fiican gudoomiye ciro waxa socdaalkiisii,kusoo gaba gabeeyay wadankan jarmalka,waxaanu kusii
jeedaa somaliland.






