sheeikh dalxiiis ambassador in UAE working for SL interest

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

sheeikh dalxiiis ambassador in UAE working for SL interest

Post by FBISOMALIA »

Image
Weligaa sheeko maku maqashay Safiir Israel u-dhashay oo Falastiin xornimo u-raadinaya?ama Safiir Soomaaliyeed oo Somaliland xornimo u-raadinaya hadii jawaabtaadu tahay (maya)maanta ayey ka taagan-tahay Magaaladda Dubai ee Dalka Imaaraadka Carabta,kadib markii Sii-hayihii Safiirka Soomaalida ee Imaaraadka Carabta Mr C/qaadir Shiikheey oo loo yaqaan (Geesiga-Bandhaboow)uu warqaddo u kala diray Safaaradaha Wadamadda Carabta ee ku-yaal Magaaladda Abu-Dabay ee Caasimadda Imaaraadka.
Soomaalidda Imaaraadka Carabta oo ganacsato u-badan,ayaa is-weydiinaya sababta ku keliftay Geesiga-Bandhaboow inuu masiirkii umadda Soomaaliyeed uu ku bedesho,xoogaa yaroo laaluush ah oo maamulka Somaliland hoota u-geliyay.
Calaamadaha lagu garto aakhiro-Zamanka ayaa ka mid ah,Beesha Bandhaboow oo caan ku-aheyd,inay Bajiyaha,Bataatiga iyo Sambuuska Xamarweyne ku-dubaan,in maanta Geesigii beeshan u soo baxay ee rigeystay xiniinyahana ka siibay Soomaalidda Imaaraadka Carabta,inuu ololo iyo abaabul ugu jiro,in la kala gooyo Soomaaliya,halkii la doonayey inuu ka shaqeeyo midnimadda Soomaalidda,laakiin waxaan leenahay Geesiga Dubay iyo Abu-Dabay aaminay inuu xoreystay,waxaan ku leenahay aaway Qadaafi oo kaa laan-dheereysnaa kaana xiniinyo-badnaa xaguu ku dambeeyay?waxaan kugula talin-laheyn 60-berri kadib dawlad cusub baa dhalanayso soo kama cabsi-qabtid in lagula xisaabtamo,mise waxaad aamintay beentii aad u-sheegtay Dawladda Imaaraadka-Carabta,kadib markii aad u sheegtay in Beesha aad ka dhalatay ee Bandhaboow ay asalkooda-yihiin Carab magaaladda Cujmaan ka soo jeedda,balse lagu gumeysto Soomaaliya,loona baahan-yahay in reerkaaga Bandhaboow ay maamulaan Safaaaradaha Soomaalidda ee Dubai iyo Abu-Dabay.
Ninkan sharaftii Xukuumadda Soomalidda dhulka ku-jiiday,kana tirsanaan jiray dulaaliinta Soomaalidda ee alaabaha u dhoofiya Soomaaliya,ayaa abtigiis Madaxweyne Shariif,2-sanno ka hor u magaacabay Qunsulka Dubai,inkastoo hadda uu sheegto inuu yahay Sii-hayaha Safaaradda Soomaalidda ee Abuu-Dabay,kadib markii uu shirqool iyo dabin uu Magaaladda Dubai,uga masaafuriyay,Safiirkii Soomaalidda Axmed Maxamed Cigaal (Kasii-Gaab)oo gabar Itoobiyaan ah oo lacago laaluush uu-siiyay sabab u noqtay in dalka laga masaafuriyo.
Shiineyska ayaa ku maah-maha (Noloshu-Farax-kuma-dhamaato)war Geesiga Bandhaboow u soo baxayoow ee C/qaadir Shiikheey,waxaan kugala talin-laha inaad joojisid ololaha aad ugu jirtid kala goynta Soomaaliya,mana aqaan adigoo Bandhaboow ka soo jeeda,waxa aad ka faa'iideysid ictiraafka Somaliland aad la raadinaysid.ogoowna taariikhda inaad buug-madoow ka geli-doonto hadii aadan joojin,ololaha aad ka wadid Magaalooyinka Dubai iyo Abuu-Dabay,ogoowna in marka Abtigaa dhaco 60-berri kadib,inay dhalan-doonto dawlad-cusub oo kula xisaabtanta,lagana yaabo in maalin maxkamad lagu-saaro.
MR.president will stop this bullshit and no one will break our somalia , ha nolato :som: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: sheeikh dalxiiis ambassador in UAE working for SL intere

Post by The_Emperior5 »

Good news i welcome this

He is a good guy and a friend of somaliland
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: sheeikh dalxiiis ambassador in UAE working for SL intere

Post by FarhanYare »

FBI i thought sheikh dalxis was a puppet for mj's :lol: :o what happened? now he is a puppet for somaliland :?
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: sheeikh dalxiiis ambassador in UAE working for SL intere

Post by gobdoon »

The thing is any Somali let alone a Somali official should refrain supporting this people or as the writer points out history would remember you very soon you and ceeb-anyo thugs would be condemned.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: sheeikh dalxiiis ambassador in UAE working for SL intere

Post by FBISOMALIA »

faraaxoos1 wrote:FBI i thought sheikh dalxis was a puppet for mj's :lol: :o what happened? now he is a puppet for somaliland :?
who pay him more he own TFG
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: sheeikh dalxiiis ambassador in UAE working for SL intere

Post by FarhanYare »

FBISOMALIA wrote:
faraaxoos1 wrote:FBI i thought sheikh dalxis was a puppet for mj's :lol: :o what happened? now he is a puppet for somaliland :?
who pay him more he own TFG
sorry i didn't get what you said :?
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: sheeikh dalxiiis ambassador in UAE working for SL intere

Post by Thuganomics »

Image
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: sheeikh dalxiiis ambassador in UAE working for SL intere

Post by SahanGalbeed »

Majeerten ku waxan jecla iney fahman in mustaqbalkoodu ku xidhanyahay reeraha la dega sida Habar gidirta iyo mareexanka .
In la isku wareero ma fiicna ma'ogtahay ? :lol:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: sheeikh dalxiiis ambassador in UAE working for SL intere

Post by FarhanYare »

SahanGalbeed wrote:Majeerten ku waxan jecla iney fahman in mustaqbalkoodu ku xidhanyahay reeraha la dega sida Habar gidirta iyo mareexanka .
In la isku wareero ma fiicna ma'ogtahay ? :lol:
ninyahoow dont even mention habargidir to them or else their blood pressure will go to roof
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”