Page 1 of 1
How good are you with Quran reciting
Posted: Tue Jul 03, 2012 9:46 pm
by Khalid Ali
i will begin with surah fatixa
Re: How good are you with Quran reciting
Posted: Wed Jul 04, 2012 3:03 am
by Twist
khalid ali = emperior? LOL! Didn't know that.

Re: How good are you with Quran reciting
Posted: Wed Jul 04, 2012 3:07 am
by InvisibleHand
Twist wrote:khalid ali = emperior? LOL! Didn't know that.

Even I knew that and I'm new

Re: How good are you with Quran reciting
Posted: Wed Jul 04, 2012 3:43 am
by Ladyyonelove
it sounded like you were joking?

Re: How good are you with Quran reciting
Posted: Wed Jul 04, 2012 3:48 am
by Twist
InvisibleHand wrote:Twist wrote:khalid ali = emperior? LOL! Didn't know that.

Even I knew that and I'm new

That's 'cos you're invisible.

Re: How good are you with Quran reciting
Posted: Wed Jul 04, 2012 4:32 am
by Maandhow
Your recitation is unacceptable you need to correct your tajweed.
Re: How good are you with Quran reciting
Posted: Wed Jul 04, 2012 6:20 am
by DayaxJeclee
Maandhow wrote:Your recitation is unacceptable you need to correct your tajweed.
Soo duub adoo quraanka aqrinaayoo. haddii kale bootaja jooji.

Re: How good are you with Quran reciting
Posted: Wed Jul 04, 2012 7:59 am
by Maandhow
SareedoXareedo wrote:Maandhow wrote:Your recitation is unacceptable you need to correct your tajweed.
Soo duub adoo quraanka aqrinaayoo. haddii kale bootaja jooji.

Sareedo booto maba aqaano, oo waxaan iska ahay fulay calool weeyn.
Quraanka qofkii faataxadiisa sax saneen salaadiisa ma saxsanno sidaas lee
U kululeeynaayay si arrintaan xoog weeyn u saaro ramadaanka sifiican ugh faaiidaysto
Mise mashmash iyo kackac lee cunnaa?
Re: How good are you with Quran reciting
Posted: Wed Jul 04, 2012 8:22 am
by DayaxJeclee
Areey fulay adiga kala dheeree. wadaadka gardheere maad tahay? mise macalin dugsiga oo kale aad tahay

Re: How good are you with Quran reciting
Posted: Wed Jul 04, 2012 8:55 am
by Maandhow
xamar waxaan uga soo orday fulaynimo soo ma aha?
Re: How good are you with Quran reciting
Posted: Wed Jul 04, 2012 8:57 am
by DayaxJeclee
Maandhow wrote:xamar waxaan uga soo orday fulaynimo soo ma aha?
Areey geesi hooyadiin way gablantaa. ar geesi yaa rabo. Fulay lee jiro oo joogo
