qofka saddexaad waayee
Lamgoodle Dancing
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Lamgoodle Dancing
1950

qofka saddexaad waayee
qofka saddexaad waayee
- Twist
- SomaliNet Super

- Posts: 12420
- Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
- Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom
Re: Lamgoodle Dancing
LOL @ qofka sadexaad waaye. Ayeeyo Sareedo, laba qof oo kaliya ayaa video-haas ka dhex jaaseysa ee ookiyaalaha soo xiro. 
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Lamgoodle Dancing
Abkoowgay twist qofka saddexaad ma kasaysiid miyaa. lol eber aad tahay . barako Boondheer ? mise FAR WAAWEYN AAN KUU QORAATwist wrote:LOL @ qofka sadexaad waaye. Ayeeyo Sareedo, laba qof oo kaliya ayaa video-haas ka dhex jaaseysa ee ookiyaalaha soo xiro.
- Twist
- SomaliNet Super

- Posts: 12420
- Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
- Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom
Re: Lamgoodle Dancing
LOL! Anigay iga hoos baxday miyaa bahasha? Xalaal caleyk, xaar weyso ma galo. Waxaas da'da lee waaye, abooto Sareedo. 
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Lamgoodle Dancing
Abkowgay Twist maxaa dhacay. ciyaarta maxay ku soo xusuusisay. jilibo jabsigaa ilaa dhulka la tegaayo.Twist wrote:LOL! Anigay iga hoos baxday miyaa bahasha? Xalaal caleyk, xaar weyso ma galo. Waxaas da'da lee waaye, abooto Sareedo.
Adiga Lama lamo aad ka weyn tahay lee ma ohoo? markii ciyaartaa soo baxday adiga waa mininka gashay . shalodheer mininka ma la gelinoo
-
Lamagoodle
- SomaliNet Super

- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: Lamgoodle Dancing
LOL Sareedo.
Here I am dancing in different styles
Here I am dancing in different styles
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Lamgoodle Dancing
Lamgoodle wrote:LOL Sareedo.
Here I am dancing in different styles
yahoow qarasta naga yaree.
Godka ma u martiday, haddii may ay tahay.
qof ma ku soo booqatay, may tahay.
ma ka shaqaysay.
Godka waa kasaysoo ma ahoo.
haddii oo maya tahay. waa qaldamay
-
Lamagoodle
- SomaliNet Super

- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: Lamgoodle Dancing
Sareedo,
Heestaasi wax maad ku soo xasuusatay?
Aniga

Heestaasi wax maad ku soo xasuusatay?
Aniga
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Lamgoodle Dancing
Sheeko Boqorkii Niikada in aad ahayd waa la ogayahay , kabo alteeso kaa dhigaayo xataa umaba aad baahnayn.
lama saf aaba laguu soo galay. waa shidnay , yurubtaan aa kaa jajabisaa.
khatar yaaqay
gabdhaha masaakiinta xataa waad ka xishoodsiisay. walle adigoo sidaa u ciyaaraya ciida london iska soo xadir. magaaladaan garweynayaal aa siddii daa noo qaaday
lama saf aaba laguu soo galay. waa shidnay , yurubtaan aa kaa jajabisaa.
khatar yaaqay
-
Lamagoodle
- SomaliNet Super

- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: Lamgoodle Dancing
Sareedo
LOL. Sheikh Abukaar, great dancer.
Watch me sing Feysal Cumar Mushtaag's HANI here.
LOL. Sheikh Abukaar, great dancer.
Watch me sing Feysal Cumar Mushtaag's HANI here.
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Lamgoodle Dancing
Lamgoodle wrote:Sareedo
LOL. Sheikh Abukaar, great dancer.
Watch me sing Feysal Cumar Mushtaag's HANI here.
Neefta labadaan yaanan kugu dhajinin, wallee laguuma gali karo.
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Lamgoodle Dancing
2012. butacii waad ka ilbaxday
lamo ciribta soo taabtay, laguuma gali karo
MADEEY MADEEY. Aroosyada xafada ay isoo xusuusisay. ku baashaal.
lamo ciribta soo taabtay, laguuma gali karo
-
Lamagoodle
- SomaliNet Super

- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: Lamgoodle Dancing
SareedoXareedo wrote:2012. butacii waad ka ilbaxday
lamo ciribta soo taabtay, laguuma gali karoMADEEY MADEEY. Aroosyada xafada ay isoo xusuusisay. ku baashaal.
Xareedo asxante ,
Hadaad si fiican u fiirisid meeshaana waad iga arki
This was me before I became reer magaal/Beesaani
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Lamgoodle Dancing
lol Xudunteey , surweelka tiibo talyaani, waa wareejinooysaa. dhulka ma lgu dhigi karo adi
Saar, feer sagaaro
waad iga raysay waxaan sugaayey Afrobeat music iyo kabo dhaadheer.
@1:40
Guntaay geedahagaloa
marna ha gaangaabiyee
ugu nee gaari nuur
deeyaa ahaaboo
@2:40 saddex aa daawasho leh, markay dhahday saddexda dhabarkooda i soo xiga hal mar ay wado boodeen
Gacan aan kuu taagay
Saar, feer sagaaro
@1:40
Guntaay geedahagaloa
marna ha gaangaabiyee
ugu nee gaari nuur
deeyaa ahaaboo
@2:40 saddex aa daawasho leh, markay dhahday saddexda dhabarkooda i soo xiga hal mar ay wado boodeen
Gacan aan kuu taagay
-
Lamagoodle
- SomaliNet Super

- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: Lamgoodle Dancing
Sareedo, adigana gacan iyo lug ayaan kuu taagay
This is me, my buddy Twist and FaraxwithFlare. I am the short guy
This is me, my buddy Twist and FaraxwithFlare. I am the short guy
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 296 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 58 Replies
- 3969 Views
-
Last post by JaalleMarx
-
- 29 Replies
- 1867 Views
-
Last post by Mondey
-
- 4 Replies
- 556 Views
-
Last post by Basra-
-
- 27 Replies
- 1623 Views
-
Last post by Gantaal05
-
- 28 Replies
- 1772 Views
-
Last post by Nabeela
-
- 19 Replies
- 1564 Views
-
Last post by JaalleMarx
-
- 3 Replies
- 467 Views
-
Last post by JaalleMarx
-
- 36 Replies
- 3373 Views
-
Last post by Twist
-
- 8 Replies
- 1727 Views
-
Last post by Saeedlfc