

Dhismaha Wadada Cad ee Isku Xidha Hargeysa, Sallaxley iyo Ina Guuxaa oo Si Xawli ah u Socdo Dhisamaheedu. Iska soo wada duuboo waxa hadda gebogeba ah 13 kilo mitir ee uu horeeyey oo malmaaha soo socoda la filaayo inay noqoto waddo lami ah taas oo uu dadka cisticmaala wadadan u fududayn doonto isu socodka.







http://togaherer.com/dhismaha-wadada-ca ... ismaheedu/
http://toggaherernews.com/dhismaha-wada ... ismaheedu/