
http://oodweynenews.com/articles/192786 ... kader.htmlShuruudaha Siilaanyo ka qablay Xaglatoosiye iyo 4 qodob hordhaca oo labada daraf ku heshiiyeen
Written by Qaran news
Aug 09, 2012 at 10:51 AM
Qodobka labaad waxay labada daraf (darafka Xaglatoosiye iyo darafka xukumada Siilaanyo) isla garteen
Hargysa,(Qaran news)-Warar rasmiya oo ay Shebekeda Qaran-news ka soo gaadhey qasriga madaxtooyada ayaa xaqiijiyey in madaxweyne Siilaanyo shalay kulankii uu xafiiskiisa kula yeeshay hogaamiyaha jabhadii burburtay ee SSC. Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye iyo Ergo shan xubnood oo safarka uu Hargeysa ku yimi ku wehelinaysay ku soo gebageboobay heshiish farsamo oo hordhaca oo ku kooban Afar qodob oo sadex ka mid ahi tahay shuruudihii awel horeba Xaglatoosiye ku xidhay Xukumada Somaliland inay fuliso, yeelkeede shuruudihii uu watey Xaglatoosiye sida Qaran-news heshay si toosa oo aan warwareeg iyo waqti lumis lahayn ayuu madaxweyne Siilaanyo u aqbalay,waxaanay qodobada labada daraf isku afgarteen kala yihiin:-
* Qodobka koowaad waxay labada dhinac, darafka xukumada Siilaanyo oo Faysal Cali Waraabe oo keliyi ku wehelinaayey kulanka iyo darafka kale ee Xaglatoosiye hogaaminaayey isla ogolaadeen in ciidamada qaranka ee ku sugan jiida hore ee Sooljoogta iyo Buuhoodle dib loo soo raro, laguna celiyo fadhiismadii ay hore u fadhi jireen dagaalka Kalshaale hortii.
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62