Ma u deyna magaca Somali

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Ma u deyna magaca Somali

Post by Khalid Ali »

Eventhough assalka Somaali eeh xoola dhaqatada iyo geel raaca iyo nolosha nomadka waxa laga keenay Somaliland

Walanweyntu dad waxay u badnayeen biyahaa iyo beeeraha fasha inkasto Magaca Somali inaga ino aha

Nin ba beri yidhi dad ba Somali la odhan jiray dadkina wa iska naceen :lol:

Marka magacan Somaliga walanweynta aad uga heley eeh ma u deyna ha iska ba qataan because it will kill their last argument hadaad na diideen magaca Somali nooga taga haba qataan hadanu sida uga nabad galayno.

SIda reer Djbouti Somali ba ma sheegtaan reer Ogadenia dalkooda Somali lama yidha maxa horta inaga inugu nabay magacan Somali ha qataan

if that happens i cant wait to tell my kid , aaboo Somali ma nihin :lol:
User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: Ma u deyna magaca Somali

Post by PrinceDaadi »

Hadii reer waqooyigu rabaan in ey go,aan ani waxaa ey ila tahay in ey wadanki ey ka go,ayeen eysan magaciisa wadan/qaadan karin.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”