Pres. Silanyo Holds Iftar @ the Pres. Palace for SL Ulema

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Salah Al-Din
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 623
Joined: Thu Nov 13, 2003 7:00 pm
Location: Faith - Islam ; Ethnicity - Somali; Nationality - Somalilander ; Outlook - Optimistic Alhamdulilah

Pres. Silanyo Holds Iftar @ the Pres. Palace for SL Ulema

Post by Salah Al-Din »

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan casho sharaf ah u sameeyay culimadda dalka
Image
Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Jamhuuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa Caawa qasriga Madaxtooyada Afuro iyo Casho Sharaf ugu sameeyay Culimada Somaliland isla markaana ay iska xog-waraysteen xaalada guud ee Wadanka iyo doorka ay Culimadu ka qaadan karaan horu-socodka dalka.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo waxa uu Culimada warbixin ka siiyay xaalada nabadgalyo iyo nololeed ee deegaamada Somaliland waxaanu ka dalbaday Madaxweynuhu Culimada inay doorka kaga beegan ka qaataan hawlaha nabadaynta ee ay Xukuumada Somaliland qaadatay,taas oo ay ku jirto ayuu Madaxweynuhu yidhi danta Bulshada iyo Horumarkoodu.

Image

Xubno ka mid ah Culimada oo goobtaasi ka hadlay ayaa balan qaaday inay Xukuumada kala shaqaynayaan isla markaana ku garab taagan yihiin hawl galada nabada iyagoo xusay in Culimadu yihiin dhaxalkii ambiyada waxaanay intaas ku dareen inay kaalintooda ka ciyaari doonaan arrimaha haatan dalka horyaala .

Kulankaasi waxa goob joog ka ahaa Wasiirrada wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta iyo Maaliyadda Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed Iyo Md. C/Casiis Maxamed Samaalle.

Cumar Maxamed Faarax
Somaliland.Org/Hargeysa
cumarmfaarax@hotmail.com
http://www.somaliland.org/2012/08/15/ma ... dda-dalka/
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Pres. Silanyo Holds Iftar @ the Pres. Palace for SL Ulem

Post by CaliBurco »

Masha'Allah, sheikh Silaanyo and our culima :sland:
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Re: Pres. Silanyo Holds Iftar @ the Pres. Palace for SL Ulem

Post by Amirsade »

Image
HermitINHargeisa
Posts: 41
Joined: Fri Mar 02, 2012 7:46 am

Re: Pres. Silanyo Holds Iftar @ the Pres. Palace for SL Ulem

Post by HermitINHargeisa »

Amirsade wrote:Image
Go away faqash!
HermitINHargeisa
Posts: 41
Joined: Fri Mar 02, 2012 7:46 am

Re: Pres. Silanyo Holds Iftar @ the Pres. Palace for SL Ulem

Post by HermitINHargeisa »

Allow dhowr!
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Pres. Silanyo Holds Iftar @ the Pres. Palace for SL Ulem

Post by Khalid Ali »

Well done Xaaji Axmed Siilaanyo iyo Shiyuukhda Somaliland :sland: :up:

its almost ciid
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Pres. Silanyo Holds Iftar @ the Pres. Palace for SL Ulem

Post by salafi_student »

These guys are in fact unknown.. Walaalo

Or Is it that time again when everybody pretends to be a president or an Aalim.


ok, Peace
User avatar
Salah Al-Din
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 623
Joined: Thu Nov 13, 2003 7:00 pm
Location: Faith - Islam ; Ethnicity - Somali; Nationality - Somalilander ; Outlook - Optimistic Alhamdulilah

Re: Pres. Silanyo Holds Iftar @ the Pres. Palace for SL Ulem

Post by Salah Al-Din »

User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Pres. Silanyo Holds Iftar @ the Pres. Palace for SL Ulem

Post by SultanOrder »

Amirsade wrote:Image
:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”