If you move beyond clan shortsighted maneuverings, this is a man who knows Law, who knows law-making, who knows constitutions, and who knows what government institutions mean. Under his leadership I even have hope Somalia will begin the walk of building a true democracy!
Prof. Jawaari Oo Ah Musharaxa Ugu Cad Cad Xilka Afhayeenka Baarlamaanka Oo Ka Waramay Waxa Uu Qabanayo (Dhageyso)
Muqdisho (RBC Radio) Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ahaa ah ninka haatan ugu cad cad in uu ku guuleesto xilka Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya, ilaa iyo hadan xubnaha xilkaan u sharaxan.
Maanta kulanka mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayuu ka hadlay Prof, Jawaari wuxuuna ka warbixiyay sababta uu isku soo sharaxay iyo waxa uu doonayo in uu qabto.
Prof. Maxamed wuxuu sheegay in uu isku soo sharaxay xilkaan markii uu arkay xaalada wadanka iyo waliba aqoonta uu u leeyahay howshaan in uu gartay in aqoontiisa looga faa’iideesto hogaanka baarlamaanka Soomaaliya.
http://www.raxanreeb.com/2012/08/prof-j ... -dhageyso/