Dr Ali Sheikh Ahmed, president of Mogadishu University.
Barrito waa maalin aad loo sugaayo gudaha iyo dibadaba.
Waa maalin larabo in dib loo agaasimo dowladeennii kalahaaday.
Waa maalin 275 xildhibaan laga filaayo inay doortaan madaxwayne cusub oo hogaamiya dalka lana yimaada hab cusub oo daaweeya dhibaatan gaamurtay oo inala factirsatay.
WAXAAN leeyahay xildhibaannow dalka daawadiisii gacantaada ayay ku jirtaa ee ha u badalin sun lagu dhinto.
Dooro madax aad hubto in ay u adeegi dadkeeda, latasho damiirkaaga, oo raali gali ILAAHAAGA, OO U DANEE MUSTAQBALKAAGA IYO MUSTAQBALKA CARUURTAADA.
TIXDAN WAXAA LAYIRAAHDAA
YAAMUDAN CODKAAGA
Marwo baarlamaan iyo
Mudanaha ladoortow
Yuu maabku kaa dhumin
Magacaaga sharafta leh
Yaan meelxun lagu qorin
Masuul wayn ayaa tahay
Maqaamkiisu culusyahay
Umiciin dalkaagoo
Mudnaantiisa siiyoo
Ku mitida cadaalada
Mid waxtari u soo saar
Codku waa markhaatiye
Hamoogaan amaanada
Maantaad wax gooyn kari
Barri meel kalaad tahay
Ama mowd ayaa iman
Aan maaro loohelin
XILDHIBAAN XUSUUSO QIIMAHA CODKAAGA
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: XILDHIBAAN XUSUUSO QIIMAHA CODKAAGA
Jawaari, Speaker of Parliament
Jowhar.comWaxaa la idinkaga baahan yahay inaad waqtiga dhowrtaan iyo nidaamka, yaanan u dhaqmin sidii hore
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: XILDHIBAAN XUSUUSO QIIMAHA CODKAAGA
TheblueNwhite wrote:Dr Ali Sheikh Ahmed, president of Mogadishu University.
Barrito waa maalin aad loo sugaayo gudaha iyo dibadaba.
Waa maalin larabo in dib loo agaasimo dowladeennii kalahaaday.
Waa maalin 275 xildhibaan laga filaayo inay doortaan madaxwayne cusub oo hogaamiya dalka lana yimaada hab cusub oo daaweeya dhibaatan gaamurtay oo inala factirsatay.
WAXAAN leeyahay xildhibaannow dalka daawadiisii gacantaada ayay ku jirtaa ee ha u badalin sun lagu dhinto.
Dooro madax aad hubto in ay u adeegi dadkeeda, latasho damiirkaaga, oo raali gali ILAAHAAGA, OO U DANEE MUSTAQBALKAAGA IYO MUSTAQBALKA CARUURTAADA.
TIXDAN WAXAA LAYIRAAHDAA
YAAMUDAN CODKAAGA
Marwo baarlamaan iyo
Mudanaha ladoortow
Yuu maabku kaa dhumin
Magacaaga sharafta leh
Yaan meelxun lagu qorin
Masuul wayn ayaa tahay
Maqaamkiisu culusyahay
Umiciin dalkaagoo
Mudnaantiisa siiyoo
Ku mitida cadaalada
Mid waxtari u soo saar
Codku waa markhaatiye
Hamoogaan amaanada
Maantaad wax gooyn kari
Barri meel kalaad tahay
Ama mowd ayaa iman
Aan maaro loohelin
Waa jiriricooday xaadan waa istaagtay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 39 Replies
- 1837 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 10 Replies
- 1188 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 6 Replies
- 978 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 4 Replies
- 1192 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 0 Replies
- 750 Views
-
Last post by A.A.GULLEID
-
- 8 Replies
- 907 Views
-
Last post by JaalleMarx
-
- 1 Replies
- 324 Views
-
Last post by BuRjIkO
-
- 2 Replies
- 828 Views
-
Last post by 934
-
- 0 Replies
- 1147 Views
-
Last post by TheblueNwhite