Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civilians.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civilians.

Post by grandpakhalif »

Kadib dagaal aad u kharaar oo maanta duhurnimadii ay mujaahidiintu ku qaadeen ciidamada Huwanta ah ee ku sugan furimaha dagaalka ee ay isku horfadjiyaan muslimiinta iyo gaalada, khasaare xooganna lagu gaarsiiyay cadowga Kenya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in dagaalka kadib ciidamada Kenya iyo xulafadeedu ay si bareer ah xasuuq ugu geysteen dad rayid ah oo xoolo dhaqato ah oo dhammaantood kasoo jeeda Beesha Sade Mareexaan.

Dadkan rayidka ah ee maanta la xasuuqay oo tiradoodu ay gaarayso sagaal nin oo dhalinyaro ah ayaa ahaa dad maato ah oo biyo ka dhaansanayey goobta uu dagaalku ka qarxay mana ahayn habayaraatee dad kamid ahaa kooxaha ay dirirtu ka dhaxaysay, waxaana lagu soo waramayaa in si ulakac ah loo bartilmaameedsaday dadkaan rayidka ah ayaga oo lagu eedaynayo in ay kasoo jeedaan beesha Mareexaan oo hadda ka hor meliteriga Kenya ay hanjabaad usoo jeediyeen.

Xasuuqaan maanta loo geystay dadka rayidka ah ee kasoo jeeda beesha Mareexaan ayaa imaanaya maalin kadib markii ciidamada Kenya ay sheegeen in aysan jirin beel ka mid ah beelaha daga Wilaayada Jubooyinka oo ay si gaar ah u bartilmaameedsanayaan.

Dilka dhalinyaradaasi ayaa waxay xiisad weyn ka abuurtay magaalada Kismaayo oo ka mid ah goobaha ay degto beesha Sade Mareexaan oo ay ka dhasheen wiilashaasi shuhadada ah, waxaana la isla dhex marayaa sababta Kenya ay u geystay dilkaasi fooha xun.

Afhayeenka ciidamada Kenya Emanual Chir Chir ayaa hadda kahor si cad u sheegay xili uu shir jaraa'id qabanayey in beesha Mareexaan ay garab istaagtay Mujaahidiinta ayna dagaal kala hortagi doonaan.

Dagaalkii maanta ayey Mujaahidiintu cadowga kaga gubeen Ilaa 3 gaari oo labo ka mid ah ay saarnaayeen qoryaha lidka diyaaradaha halka kan kale uu ahaa gaari nooca BG-ga loo yaqaano.

THIS IS WHAT WE CALL A GENOCIDE AGAINST A CERTAIN CLAN WHO REFUSES TO BOW DOWN TO CRUSADERS :( AUN
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by grandpakhalif »

Mid kamid ah askarta ciidamada Kenya ee qeybta ka ah dagaallada Jubbooyinka ayaa galabta shan qof oo xoolo dhaqato ah ku dilay deegaanka Birta-Dheer ee gobolka Jubbada hoose, iyadoo arrintaas ay warar ka soo baxayaan sababta dhalisay, saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolkuna ay ka hadleen falka.

Sida ay goob-joogayaal sheegeen askariga dilka geystay ayaa la sheegay in uu dadka xoola dhaqatada ah kaga shakiyey in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, wuxuuna ku amray in ay soo raacaan oo ay tagaan xero ay ciidamadu leeyihiin, balse way ka dhega adeegeen, waxayna taas keentay in uu rasaas oodda uga qaado, shantii qofba halkaas ku dilo.

Dadka la’laayey waxay u tageen Birta-Dheer in ay ka soo gataan alaab, waxayna ku soo beegmeen iyadoo uu deegaanka xilligii ay imanayeen uu dagaal ka socda.

Afhayeenka ciidamada dowladda ee gobollada Jubbooyinka iyo Gedo Warfaa Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay ka xun yihiin falkaas dhacay, isagoo raali gelin ka bixiyey, wuxuuna intaas ku daray in uu socda baaritaan ku aaddan qaabka uu u dhacay.

Waxaa jiro warar sheegayo in askariga dilka geystay la xiray oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Kenya ee jooga Birta-Dheer.

Falkan ayaa qeyb ka ah tacadiyo baahsan oo lagu eedeeyo ciidamada Kenya ee duulaanka ku qaadday Somalia sanadkii hore.

Dhanka kale waxaa goor dhaweyd oo maqribkii ah istaagay dagaalkii galabta Birta-Dheer ku dhexmaray huwanta iyo Shabaab, sarkaal ku sugan deegaankaas oo ciidamada isgarabsanayo u hadlay ayaa sheegay in dagaalka looga dilay laba askari, tiro kalana laga dhaawacay.

C/risaaq Biibaaye
Muqdisho.
http://gedoweb.com/modules.php?name=New ... e&sid=2887
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by Xamud. »

AUN inti dhimatay.
User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by Barwaaqoiyobashbash »

AUN.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by grandpakhalif »

Xamud. wrote:AUN inti dhimatay.
Warya Xamud, I can't believe you approve of this OG-led Kenyan offensive. Wallahi the Maj. Gen Chir chir said Marehan are supporting al shabab and today we see geeljire oo la dilay, dad rayid ah just because of their clan.

How low can one get to use foreign troops against another clan...
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by eliteSomali »

Rayid folks shouldn't be targeted at all! AUN inta dhimatay.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by Xamud. »

grandpakhalif wrote:
Xamud. wrote:AUN inti dhimatay.
Warya Xamud, I can't believe you approve of this OG-led Kenyan offensive. Wallahi the Maj. Gen Chir chir said Marehan are supporting al shabab and today we see geeljire oo la dilay, dad rayid ah just because of their clan.

How low can one get to use foreign troops against another clan...

Bro Ilaahey ha u naxaristo inti dhimtay, I support the removal of Shabab, not the killing of innocent fellow Muslim Somalis.
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by abgaalKING »

AUN to the innocent civilians.This aggresssion against one somali clan will not be tolerated and any illegitimate puppet regime they install in kismayo will end up in failure. :ufdup:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by The_Patriot »

:scusthov: @ Gedoweb.

AbgaalKing how are you my shidle friend?
User avatar
SultanOrder
Posts: 21695
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by SultanOrder »

Al shabab pro-website :holdup:
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

These KDF savages waa in cashar la baraa :( Aun the dead. :(
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by abgaalKING »

The_Patriot wrote::scusthov: @ Gedoweb.

AbgaalKing how are you my shidle friend?
what is shiidle.i have no fuc king clue what you,my kenya friend,talking aout. :dwill:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by grandpakhalif »

abgaalKING wrote:
The_Patriot wrote::scusthov: @ Gedoweb.

AbgaalKing how are you my shidle friend?
what is shiidle.i have no fuc king clue what you,my kenya friend,talking aout. :dwill:
abgaal king, under Marehan rule hawiye were treated well in kismayo. beware of the kablalax agenda which is severely anti-hawiye
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by The_Patriot »

abgaalKING wrote:
The_Patriot wrote::scusthov: @ Gedoweb.

AbgaalKing how are you my shidle friend?
what is shiidle.i have no fuc king clue what you,my kenya friend,talking aout. :dwill:
They are sankaduudis that claim to be Abgaal.
Just because your neighbours are Abgaal dont make you one.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Ina lilaahi KDF troops target ankill nine Marehan civili

Post by grandpakhalif »

Perfect_Order wrote:Al shabab pro-website :holdup:
The_Patriot wrote::scusthov: @ Gedoweb.

AbgaalKing how are you my shidle friend?
It's being widely reported on various Somali news outlets

http://shabelle.net/ciidamada-kenya-oo- ... bbooyinka/
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”