

Major General Abdikhadir Sh. Ali Diini, theCommander of the Somali Armed Forces, on an important state visit to Turkey signing bilateral agreements concerning what Turkey can do to help rebuild the Somali army
Taliyaha Ciidamada Somalia oo boqanaya Wadanka Turkiga islamarkana la kulmay Dhigisa wadanka Turkiga +Sawiro
Taliyaha Ciidamada Xoga Somalia ayaa waxaa uu booqasho shaqo ku jooga Magaalada Ankara ee Xarunta Wadanka Turkiga.
Taliye Gen Cabdiqaadir Sh Cali Diini ayaa waxaa uu magaladaasi kula kulmay Madax ka tirsan Wadanka Turkiga oo ku ka mid yahay Taliyaha Guud ee Ciidamada Wadanka Turkiga Gen: Necdet Özel iyo Madax kale.
Safarka Gen.Diini ayaa waxa uu ku sabsan yahay sida Iskaashi dhanka Ciidamada ah uu u dhexmarilaha Ciidamada Xogga Somalia iyo Milatariga Wadanka Turkiga.
Wali waxaa socda Kulamada Gen Diini la leyahay Masuliyiinta Wadanka Turkiga waxaana la filaya in kulamadaasi ay ka soo baxaan Mashaaric sare logu qaadaayo Awooda Ciidamada Qalabka Sida ee Wadanka Somalia.
Tan iyo Marki Gen Cabdiqadir Sh Cali Diini lo magacaabay Taliyaha guud ee Ciidamada Xooga Somalia ayaa waxaa dib u dhismay Ciidamada Xogga Somalia waxaayna ciidamada sameyeen hormar badan oo leh dhinac walba.



