Gaariye haduu tegey ma goblamay afkeeni
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Gaariye haduu tegey ma goblamay afkeeni
Maya, afkee ma gabla'min
gacanta mid geesino moodoo
Oo gacanyare shafka u garaaciyo
mid gardheero (salaan) baraadiiskii u bedelay
Gabanka nawal iyo wax lagaran u bixiya
Mid aan gelinka danbe uba jeedinoo
baa i wada ganbiyey.
Afkee ma geeriyoon, ee danbas baa i helay
AUN Gaariye

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Gaariye haduu tegey ma goblamay afkeeni
Sareedo
Salaan sare Walaal.
Aamiin AUN Abwaan Gaariye.
Salaan sare Walaal.
Aamiin AUN Abwaan Gaariye.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Gaariye haduu tegey ma goblamay afkeeni
RW,
ma faaydidoo, nabad sare adigana walaal.
Aftahanka Aamin.
Inta kale waa ku dhacay..
ma faaydidoo, nabad sare adigana walaal.
Aftahanka Aamin.
Inta kale waa ku dhacay..

Re: Gaariye haduu tegey ma goblamay afkeeni
AUN.
afka hooyoo will miss the great poet the most.

afka hooyoo will miss the great poet the most.

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Gaariye haduu tegey ma goblamay afkeeni
My favourite TIX Gaariye vs The Afgooye farmer
[youtube]MLNuoEuR_cU&feature=player_embedded[/youtube]
[youtube]MLNuoEuR_cU&feature=player_embedded[/youtube]
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 285 Views
-
Last post by kambuli
-
- 12 Replies
- 628 Views
-
Last post by Somali2003
-
- 22 Replies
- 1518 Views
-
Last post by original dervish
-
- 8 Replies
- 667 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 3 Replies
- 750 Views
-
Last post by adam2000
-
- 18 Replies
- 2836 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 10 Replies
- 2689 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 9 Replies
- 757 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 2 Replies
- 457 Views
-
Last post by Galol
-
- 8 Replies
- 1175 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul