waxaan ka fakaraa habeen iyo maalin walba
kala qaad baalkeeyga hadaasna duul
Waxaan aaminsanahey intaan hawada ku moolo mooleynkaro
waxaan arkaa anoo ku ordaayo albaabka furan
Waxaan aaminsanahey intaan duuli karo
Waxaan aaminsanahey intaan duuli karo
Waxaan aaminsanahey intaan duuli karo
Gabaygaan waxaa tiriyey abwaan ku caan dheer aarkali oo been lugu nabsadey intu gabar aad u da'yar faraxumeeyey oo ku kaadshey, beenta waxaa abuurey umad looyaqaan aarkali-diid.

Gabaygaan kale waxaa tiriyey abwaan tubaak abdishakuur
soo bax soo bax
wax isbadal ma arki, subax kasta aan soo kac waxaan isweeydiiyaa
nolol ma noolaankaraa mise waan is dilaa
waan ka daaley faqrinimo, kaba sii daran waan madoobahay
caloosha baa i xanuuneeyso, burso aan xado baan radinaayaa
askari waxba kama galin adoon, mid dil markaas rageedii noqo