Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
Moderator: Moderators
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
The first Turkish aid worker injured in Somalia and it happens in Puntland.
Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in weerar ay ku qaadeen maleeshiyo beeleed ku sugnayd meel u dhexeysa magaalada Gaalkacyo iyo Bacaadweyn ay rasaas ku fureen kolonyo gaadiid ah oo uu la socday sarkaal sare oo ka tirsan ururka Tika ee dalka Turkiga.
Madaxii wafdiga ka socday dalka Turkiga Mustafa Hashim ayaa ku dhaawacmay weerarka lagu qaaday kolonyada gaadiidka uu la socday.
Mustafa Hashim iyo wafdigiisa ayaa waxay ka soo ambabaxeen magaalada Garowe iyagoo ku sii jeeday magaalada Gaalkacyo.
Xaalada caafimaad ee Mustafa Hashim oo ah madaxa qaarada Afrika ee hayada samafalka ee Tika ayaa la sheegay inay wanaagsan tahay isla markaana uusan dhaawiciisa u baanhayn in dibadda loo qaado dhaawacana uu ka soo gaaray cagta hooose. Waxana la sheegay in lagu daweynayo magaalada Gaalkacyo.
Maleeshiyada weerarka geysatay ayaa la sheegay in mid kamid ah uu ku dhintey is rasaaseyn dhex martay iyaga iyo ciidamada Booliska mid kalana uu ku dhaawacmay, waxaana sidoo kale halkaas ay ciidamada booliska ay gacanta ku dhigeen saddex ka mid ah maleeshiyo beeleedkii weerarka geysatay.
Sarkaalkan dhaawaca ka soo gaaray weerarkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee ku dhaawacma dalka Soomaaliya tan iyo markii dowlada Turkiga ay bilowday inay gurmad degdeg ah u fidiso shacabka Soomaaliyeed bartamihii sanadkii hore.

Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
Who are these malitia "beeled" and what are there beef with the turks?
Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
Jebertis deserve no development in their deserted shitholes . Umad caawinaad kuugu yimid ayey laynaayaan 

Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
the action of few bad apples can't be held agains the entire Darod nations.xiinow wrote:Jebertis deserve no development in their deserted shitholes . Umad caawinaad kuugu yimid ayey laynaayaan

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
BlackRain,
There was fighting between Cumar Maxmud militia who had a isbaaro and the Puntland government escort (aka Cise Maxamud). The Turk got injured in the crossfire which all centered around a disagreement @ a Cumar Maxmud isbaaro.

- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
very embarrassing, Puntland must pay for this.
Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
Actually A/W the militia is Leelkase-Reer Fiqi Ismaciil, as for the escorts, they dont have no qabiil.
Nevertheless its very embarrassing I agree, the turks are probably gonna think that reer Mudugs are animal now, this is why they should abolish all clan militia.
Nevertheless its very embarrassing I agree, the turks are probably gonna think that reer Mudugs are animal now, this is why they should abolish all clan militia.
Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
I see. A/W been telling me this beef between Comar Mohamud and Issa Mohamud lol. Anyway, Leelkase are wrong for this. If they want to fight the Faroole adminstration, they should go to Garowe and set blocks there. Targetting these guys will only hurt the people of MudugXamud. wrote:Actually A/W the militia is Leelkase-Reer Fiqi Ismaciil, as for the escorts, they dont have no qabiil.
Nevertheless its very embarrassing I agree, the turks are probably gonna think that reer Mudugs are animal now, this is why they should abolish all clan militia.
Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
BlackRain wrote:I see. A/W been telling me this beef between Comar Mohamud and Issa Mohamud lol. Anyway, Leelkase are wrong for this. If they want to fight the Faroole adminstration, they should go to Garowe and set blocks there. Targetting these guys will only hurt the people of MudugXamud. wrote:Actually A/W the militia is Leelkase-Reer Fiqi Ismaciil, as for the escorts, they dont have no qabiil.
Nevertheless its very embarrassing I agree, the turks are probably gonna think that reer Mudugs are animal now, this is why they should abolish all clan militia.
Wth are you talking about? Leelkase? the chief of Police of Mudug who arrested some of these guys is Leelkase, this got nothing to do with Leelkase, Reer Bicidyahan got a isbaaro 10km before them, and then you have the Maxamed Cumar in Xarfo, waa raag dhalinyaro ah oo lacag iyo bashaal radinayo, if you tell em no, they get angry.
Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
I am only going on what you said. You mentioned they wre Leelkase, and I assumed that beef a year ago still going on. But setting Isbaaro and trying shaxaad foreign delegation?
Comar Mohamud and Leelkase are savages for this. Mudug needs all the international help it could get and this my friend didn't help their case

Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
They need to clean the road between Burtinle and Gaalkacyo, and shoot everyone that tries to pull shit, nothing more, nothing less.BlackRain wrote:I am only going on what you said. You mentioned they wre Leelkase, and I assumed that beef a year ago still going on. But setting Isbaaro and trying shaxaad foreign delegation?Comar Mohamud and Leelkase are savages for this. Mudug needs all the international help it could get and this my friend didn't help their case
Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland

Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland
Galmudug Xaal qaado maanta ka bacdi............ileen idinka keli mahan.............
Re: Head of Turkish Development Agency Wounded in Puntland

Yeah Abdullahi Yusuf (AUN) is missed in Mudug walle ninkas libaax bu aha.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 924 Views
-
Last post by Methylamine
-
- 4 Replies
- 874 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 2 Replies
- 584 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 14 Replies
- 1305 Views
-
Last post by Mondey
-
- 1 Replies
- 369 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 3 Replies
- 666 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 6 Replies
- 505 Views
-
Last post by Executive
-
- 1 Replies
- 1147 Views
-
Last post by tightrope
-
- 6 Replies
- 594 Views
-
Last post by Raniyah_
-
- 1 Replies
- 434 Views
-
Last post by quark