The paranoia of Ras kambonis !

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

The paranoia of Ras kambonis !

Post by GIJaamac »

Madaxweynaha Somaliya oo Magacaabay Ra’isul Wasaare Cusub


C/qaadir Faarax Garaad oo loo magacaabay Ra’isul Wasaaraha Somaliya, kadib Mudda laga warsugayay Madaxweynaha inuu soo magacaabo Ra’isul Wasaaraha. Madaxweynaha Somaliya ayaa dhawaan safar siyaasadeed ku tagay Magaalooyinka Baladweyne iyo Baydhabo waxuuna sheegay in uu kala soo tashanayay Ciddii uu soo magacaabi lahaa Ra’isul Wasaaraha.
Ra’isul Wasaaraha waxuu ka soo jeedaa gobalka Galgaduud, waxuuna ku dhashay Magaalada Dhuusomareeb 1958 -dii , Waxaana Abti u ah Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo Amniga qaranka Cabdisamad Macalin Cabdi.
Ujeedada Ra’isul Wasaarahan loo soo magacaabay jagadani waa Arima Siyaasadeed oo ay soo dejiyeen Gudoomiyaha Xisbiga IRIR Ismaaciil Cumar Geelle , Sheekh Shariif Sheekh Ahmed iyo Beesha Habargidir Ceyr.
Ujeedada Ra’isul Wasaarahan loo magacaabay waa in lagula diriro Maamulka Jubaland state iyo dib u xoreynta Jubboyinka, Waa sida ay qalinka ku duugeen Xisbiga IRIR ee Ismaciil Cumar Geele Gudoomiyaha ka yahay , Sheekh Shariif iyo Beesha Hawiye.
Madaxweynaha dowlada fedaraalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isagu si aan gabasho laheyn u cadeyste Cadaawada u uqabo shacabka Jubboyinka, kadib Markii uu si cad shacabka Hiiraan ugu booriyay in ay dhistaan Maamul halka kuwa Jubboyinkana uu yiri dowlada ayaa maamul usoo magacaabeysaa.
Xisaab qaldan ayay isku dardarsadeen Kooxaha Muqdisho jooga ee shidaalka ka qaato Madaxweynaha Jabuuti.
Hadaba miyay hirgelidoontaa ajandaha ay kooxdani degsadeen, Jawaabtu waa maya, waa habeenkii xalay ahaa oo tagay . Ra’isul Wasaaraha Cusub ee la doonayo in loo isticmaalo Colaada Jubboyinka , horta waa nin muwaadin Somaliyed oo Jagadaasi qaban kara ,Laakiin waxuu ku fashilmi doonaa oo ceeb ka raaci doontaa Markuu faraha la soo galo Arimaha Jubboyinka .
Xisbiga IRIR ujeedadoodu waxaa weye in ay ka hor tagaan Maamul gobaleedyada, Dowladanu waa federaal. Halkaasi waxaa ka muuqataa in Kooxdani dastuurka iyo sharciga ay u heystaan Wax waraaqda isaga qoran oo aan lagu dhaqmin.
Isku soo wada duuboo waxaa soo ifbaxday Maqaalkii Warbaahinta waamonews.com ka qortay waxa soo socda iyo damaca Kooxda Geele uu horboodayo.
Maamulada loogu danleeyahay Siyaasadani qar iska tuurka ah in lagu dhibaateeyo waa in ay ka gaashaantaan Kooxda Ismaaciil Cumar Geele Horboodayo.
Ugu dambeyn Ra’isul Wasaaraha cusub ayaa looga fadhiyaa talaabooyinka uu qaado.
Sikastaba ha ahaatee waxaynu ka war sugnaaba waa halka lagu tumidoono durbaanka Xamar qaadatay.

Waamonews.com

http://waamonews.com/?p=21189

:lol: :lol: :lol:

:mindblown: Apparently the president of djibouti is against forming of Jubbaland according to ras kambonis. No wonder people call them stupid . :Heh:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The paranoia of Ras kambonis !

Post by Murax »

My brother met and talked to the Djiboutian Pres before. The Guy is the head of one of the most stratagic States in Africa and the Middle East. As far as Somali isqabqabsi of certain provinces, if He was reading this would be His reaction:



Image
Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: The paranoia of Ras kambonis !

Post by Coldoon »

How large is Ras Kamboni's population?
User avatar
DANGIRL
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12793
Joined: Wed Dec 03, 2003 7:00 pm
Location: .....

Re: The paranoia of Ras kambonis !

Post by DANGIRL »

Coldoon wrote:How large is Ras Kamboni's population?

Enough to soil murax panties.
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: The paranoia of Ras kambonis !

Post by The`Republic »

It has nothing to do with Irir, HW, Geele, or the Cayr boogeyman they are still yapping about---all these are outlets for their sas towards Marehan. It is like two parents trying to get at each other but abusing the kid to get a reaction from either.

The 3.5 Ogaden will be protected in Af-Madoow and the other 2 will be sent back to NFD. :up: :som:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: The paranoia of Ras kambonis !

Post by abdikarim86 »

There is a reason why they're widely derided as missing some of that all important gray matter :lol:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The paranoia of Ras kambonis !

Post by Murax »

The`Republic wrote:It has nothing to do with Irir, HW, Geele, or the Cayr boogeyman they are still yapping about---all these are outlets for their sas towards Marehan. It is like two parents trying to get at each other but abusing the kid to get a reaction from either.

The 3.5 Ogaden will be protected in Af-Madoow and the other 2 will be sent back to NFD. :up: :som:

The Guy Has the biggest American logistical base in His Country Camp Lenier, in addition to one of the most expensive, ambitious infrastructure projects about to begin with the Highway connecting Djibouti-Yemen yet HE has time for 'IRIR' politics?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”