Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by grandpakhalif »

DEG EDEG: dagaalo Xoogan Oo U Dhaxeeya Maamulada GalMudug & Ximan Iyo Xeeb Oo ka Dhacay Hobyo

Muqdisho (RBC Radio) Dagaal xoogan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay degmada Hobyo ee gobalka Mudug kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Galmudug iyo waliba ciidamada maamulka Xiaman iyo Xeeb.

Dagaalkaan ayaa wuxuu ka danbeeyay ka dib markii madaxweynaha maamulka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo ay gaareen degmadaasi Hobyo.

Maxamed Cumar Hagafay oo ah Afhayeenka maamulka Ximan iyo xeeb ayaa sheegay in dagaalkaan uu geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ilaa iyo iminkana ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhanka maamulka Galmudug iyo waliba wafdiga haatan ku sugan degmadaasi oo uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu doonayo in la furo dekada Hobyo oo inmudo ah xirneed isla markaana maamulka Ximan iyo xeebna uu arintaasi ka soo horjeedo.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by afisoone »

Yaa Allah! Allah kala qaboojiyo. Waa Dagaal qabyaalad...
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by grandpakhalif »

Khamiis, Oktoobar 11, 2012 (HOL) — Wararka ka soo baxaya deegaannka Hobyo ee gobollka Mudug ayaa sheegaya in dagaal culus uu halkaa ku dhaxmaray ciidamo ka kala tirsan maamulada Ximin iyo Xeeb iyo Galmudug.

Wararku waxaa ay intaa ku darayaan in dagaallku uu bilaawday kadib markii ay ay gaareen deegaannka Hobyo ciidamo ka tirsan ilaalada madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid halka ciidamo ka tirsan maamulka Ximin iyo Xeeb oo ka biyo diiday tagista ciidamada Galmudug ee Hobyo ay isku dhaceen.

Sida uu HOL u sheegay Wariye ku sugan degmada Cadaado ee gobollka Galguduud waxaa jira khasaare ka dhashay dagaallka dhaxmaray labada dhinac, iyadoo wali ay is hor fadhiyaan ciidamada dirirtu dhaxmartay.

Wali kama aysan hadllin mas’uuliyiinta labada maamul Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb dagaallka ka dhacay deegaannka Hobyo, kaasoo u muuqda mid salka ku haya maamulka deegaankaas.

Wararka qaar ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu qorsheynayo in dib loo furo degada Hobyo halka dhinaca Ximin iyo Xeeb ay arintaa ka biyo diidan yihiin.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
Baladweyne, Soomaaliya

http://hiiraan.com/news/2012/Oct/warark ... -19549.htm

:mindblown: Arent they both HG
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by Murax »

Maamul Gobolood for the Central Regions is never gonna work for reasons like this. Cayr, Sacad, Salebaan can't see each other and want nothing to do with each other. MR, Cayr I can see (MR leader ofcourse) but thats not two gobols. Hiiraan wanna do their own thing. Perhaps these gobols will have to be split, theres no other option.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by BlackRain »

HG continue to self-destruct. . But I hope- for the greater good of beesha HG-they create a maamul that stretches from Galkacyo to Dhuusa Mareeb. I am tired of these clan wars wallahi
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by BlackRain »

Murax wrote:Maamul Gobolood for the Central Regions is never gonna work for reasons like this. Cayr, Sacad, Salebaan can't see each other and want nothing to do with each other. MR, Cayr I can see (MR leader ofcourse) but thats not two gobols. Hiiraan wanna do their own thing. Perhaps these gobols will have to be split, theres no other option.
HG can be united. They just have to find strong men that unites them. Aydiid did it right?
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by GIJaamac »

Murax wrote:Maamul Gobolood for the Central Regions is never gonna work for reasons like this. Cayr, Sacad, Salebaan can't see each other and want nothing to do with each other. MR, Cayr I can see (MR leader ofcourse) but thats not two gobols. Hiiraan wanna do their own thing. Perhaps these gobols will have to be split, theres no other option.
:lol: :lol: :lol:

Nigga forget about our ancestral land galgaduud , today jubbooyinka and kismaayo aan kuugu heysanaa. Thanks for the laugh man :up:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by Murax »

BlackRain wrote:
Murax wrote:HG can be united.

Without offending our HG patrons, no they cannot :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by AbdiWahab252 »

It was a minor skirmish. Some pirate wanted to be heard and got the back hand of the Galmudug force. My cousin called me from Hobyo and gave me the scoop. Some pirates were trying to assert themselves and will be pursued to Xarardheere where they can be reeducated by Xasan Dahir Aweys.

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid oo Kooxo Burcad badeed ah ishortaag ku sameeyeen iyo Wasiirka Warfaafinta Axmed Basto oo ka warbixiyay. Halkan ka dhagayso Wasiirka warfaafinta Galmudug Ahmed BaastoDhagayso

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo Wafdigii uu hugaaminayay ayaa waxaa is hortaag ku sameeyay Kooxo Burcad badeed ah Iyaga oo cabir ka wada Dakada Magaalada Hobyo, Waxaa dhacday in Kooxo burcad badeed ah ay meel u dhaw xeebta Rasaas kor u ridaan hase yeeshee Madaxweynaha ayaa Ciidamada ku amray in aysan ka jawaabin, islamarkaana hawshoodii ayay sii wateen markii ay dhameysten Waxay dib ugu laabteen Gudaha Magaalada.

Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiisnta Galmudug Axmed Maxamud Xasan Baasto ayaa sheegay in Kooxo Burcad badeed ah ay damceen in is hortaag ku sameeyaan Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdiga la socda, hase yeeshee arintaasi in waxba aysan u dhibin Madaxweynaha iyo Wafdiga la socda, waxa uuna Umada Soomaaliyed iyo Beesha Caalamka u sheegay Burcad badeedu in ay tahay dhibaato soomaaliya ka taagan loona baahan yahay in lala dagaalamo.

Dhanka kale Afhayeen u hadlay Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in Madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo Ciidamo uu wato ay ku soo duuleen, hase ahaatee Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Baasto ayaa xaqiijiyay in Kooxaha Burcad badeedka ay diidan yihiin Nabad iyo Amaan ka dhacda halkaasi sidaasi daraadeed hawlaha haatan socda ay ku carqaladaynayaan kuwaasi oo qayb ka ah sifaynta Kooxaha Burcad badeeda.

Sikastaba ha ahaatee Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa kulamo la qaadanaya Odayaasha, Waxgaradka, Culuma'udiinka iyo Haweenka Magaalada Hobyo, Ayadoona lagu wado in goor dhaw halkaasi ka soo anbabaxaan islamarkaana Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Galmudug ay ku soo wajahan yihiin.

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by Advo »

I dont think HG can be united anytime soon, the feud between them is too strong.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by Murax »

xiinow wrote:
Murax wrote:Maamul Gobolood for the Central Regions is never gonna work for reasons like this. Cayr, Sacad, Salebaan can't see each other and want nothing to do with each other. MR, Cayr I can see (MR leader ofcourse) but thats not two gobols. Hiiraan wanna do their own thing. Perhaps these gobols will have to be split, theres no other option.
:lol: :lol: :lol:

Nigga forget about our ancestral land galgaduud , today jubbooyinka and kismaayo aan kuugu heysanaa. Thanks for the laugh man :up:

The Gudoomiye Of Ahlu Sunnah Gobolada Dhexe=Prof Labagarre and Xeefow works under Him.

Only after this arrangement, did Cayr find peace and protection. Remember its gurmad from Caabudwaaq that always beats back Shishkabab from Dhusamareeb :ufdup:
User avatar
DANGIRL
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12793
Joined: Wed Dec 03, 2003 7:00 pm
Location: .....

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by DANGIRL »

Hope heavy fighting breaks out in kismayoo soon. :up:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by AbdiWahab252 »

Murax,

Saxiib, do you real hate the Galgaduudian Marexan so much ? Don't goad them into a fight with Cayr or Saleban that they can not win. I understand they are causing mischief in Luuq but damn bro, why you want them to go to war in Galgaduud.

DANGIRL wrote:Hope heavy fighting breaks out in kismayoo soon. :up:

Only if you don't rely on the softie rer Waamo. Leave the fitna to Makahiil !
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Breaking news: Heavy fighting breaks out in Hobyo

Post by Murax »

AbdiWahab252 wrote:Murax,

Saxiib, do you real hate the Galgaduudian Marexan so much ? Don't goad them into a fight with Cayr or Saleban that they can not win. I understand they are causing mischief in Luuq but damn bro, why you want them to go to war in Galgaduud.

War? Galguduud MR's protect Cayr from Salebaan/Sacad invasions of Dhusmareeb posing as Shishkabab. We should be given a medal of honor.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”