Great war expected between Xabashi Condom & Fufu Condom

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Great war expected between Xabashi Condom & Fufu Condom

Post by AhlulbaytSoldier »

Bare hiirale oo Hubeynaaya Beesha Mariixan ( Xog-Culus )
October 31, 2012 | Filed under: Somaliland/Puntland,Xulka Wararka | Posted by: joofane
Hoggaamiye kooxeedkii waxqtigiisu dhacay Bare Hiiraale ayaa iminka hubeynaaya Beesha Mariixan oo uu isagu kasoo jeedo, Bare hiirale ayaa haminaaya inuu dagaal kula wareego Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose oo iminka ay ka amriyaan Maleeshiyadda Axmed Madoobe

Bare Hiirale ayaa lagu soo waramaaya in Hub iyo Gawaari dagaal uu ugu deeqay maleeshiyo katirasan Beesha Mareexan oo ku dhuumaleysaneysa Hoodka iyo qeybo katirsan Magaaladda Kismaayo

Bare Hiirale ayaa wacad ku maray in uu la wareegi doono Magaalada Kismaayo oo iminka gacanta ugu jirta Axmed Madoobe, waxaana jira hanjabaado ay hawada isu marinaayan Bare hiirale iyo Axmed Madoobe oo iyagu ku tartamaaya awood qeybsiga magaalada Kismaayo

Si kastaba ha ahaatee Axmed Madoobe ayaa isaguna Maleeshiyadiisa ku amray inay xoojiyaan iska caabinta Beelaha Dega Magaalada Kismaayo si ay uga bad-baadan in Magaaladda Kismaayo ay noqoto magaalo ay yeelan karaan Beelahaasi dega Kismaayo, mana cadda halka ay caga dhigan doonto Duufanada colaad iyo dagaalada u dhexeeya reeraha dega Magaaladaasi .


Very interesting :ufdup:
User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

Re: Great war expected between Xabashi Condom & Fufu Condom

Post by Eaglehawk »

HutuKing01 wrote:Bare hiirale oo Hubeynaaya Beesha Mariixan :lol: :lol: ( Xog-Culus )
October 31, 2012 | Filed under: Somaliland/Puntland,Xulka Wararka | Posted by: joofane
Hoggaamiye kooxeedkii waxqtigiisu dhacay Bare Hiiraale ayaa iminka hubeynaaya Beesha Mariixan oo uu isagu kasoo jeedo, Bare hiirale ayaa haminaaya inuu dagaal kula wareego Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose oo iminka ay ka amriyaan Maleeshiyadda Axmed Madoobe

Bare Hiirale ayaa lagu soo waramaaya in Hub iyo Gawaari dagaal uu ugu deeqay maleeshiyo katirasan Beesha Mareexan oo ku dhuumaleysaneysa Hoodka iyo qeybo katirsan Magaaladda Kismaayo

Bare Hiirale ayaa wacad ku maray in uu la wareegi doono Magaalada Kismaayo oo iminka gacanta ugu jirta Axmed Madoobe, waxaana jira hanjabaado ay hawada isu marinaayan Bare hiirale iyo Axmed Madoobe oo iyagu ku tartamaaya awood qeybsiga magaalada Kismaayo

Si kastaba ha ahaatee Axmed Madoobe ayaa isaguna Maleeshiyadiisa ku amray inay xoojiyaan iska caabinta Beelaha Dega Magaalada Kismaayo si ay uga bad-baadan in Magaaladda Kismaayo ay noqoto magaalo ay yeelan karaan Beelahaasi dega Kismaayo, mana cadda halka ay caga dhigan doonto Duufanada colaad iyo dagaalada u dhexeeya reeraha dega Magaaladaasi .


Very interesting :ufdup:
mariixan :lol: aku hawiye

hutugirl
the days of clans wars are over, adeer barre is oday somaliyeed and he is indespensiable elder in jubaland, just like adeer chairman ahmed madoobe the transitional current leader of jubaland and future contender for the presidency of jubaland

here is adeer madoobe with adeer sheik ali diini and adeer dhumaal( are you getting unconvertible ya ahlu futo madoobe)
Image
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Great war expected between Xabashi Condom & Fufu Condom

Post by AhlulbaytSoldier »

:umad: quuleboy
User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: Great war expected between Xabashi Condom & Fufu Condom

Post by TAATIKO »

barre is in hajj with his mother. beenta waa shaqo munafiq :D
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Great war expected between Xabashi Condom & Fufu Condom

Post by original dervish »

The game is already over before they could steal the ball.
Jubbaland will be established next month insha`llah.
There is nothing the "president" can do about it.
These devils have been trying to incite war between the brotherly clans of Jubbaland.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Great war expected between Xabashi Condom & Fufu Condom

Post by ina aadan »

Reerki habargidir ahaa habaar umbaa kaso hadhay kismaayao dagaalba ka socda iyo markaa lagu kufsaday naag iyo askarta dawladaa habar xabuub iibinaysa cashuu saaida ka qaaday,,, war nimayow naidaamba laydiin dhisayaa e dawladiina ka war suga intaydaan borobagaandhada faafin.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”