Farole sends heavy weapons to Qardho/Bosasso before a visit

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Farole sends heavy weapons to Qardho/Bosasso before a visit

Post by Southie4life »

The only leader in our history who needs to send an military advance party for a visit.

Even during the times of the civil unrest between A/Y (AUN) and Jama Ali Jama or the Islamic Courts Union, Puntland leaders didn't require the secuity that farole does.

Who is he protecting himself against or trying to intimidate?

http://horseedmedia.net/2012/11/07/mada ... da-bosaso/

Madaxweynaha Puntland oo safar ugu baxaaya magaalada Bosaso?


Image


Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ayaa sheegaya in ay halkaas galabnimadii maanta (Talaado) ay soo gaareen afar gaari oo ah nooca qoryuhu ku xiran yihiin, kuwaas oo ka yimid dhanka magaalada Garowe, isla markaana ka tirsan ciidanka Madaxtooyada. Wararku waxay sheegayaann in ciidankan ay horgal iyo hordhac u yihiin madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo maalinta berri ah ku beegan magaalada Qardho isla markaana la sheegay in uu kuwajahan yahay magaalada dekadda ah ee Bosaso.

Wararka Horseed media heleyso ayaa tibaaxaya in madaxweynaha ay la socdaan ciidamo gaaraya 400 oo askeri, kuwaas oo la geyn doono, Garoonka diyaaradaha ee Bosaso, Dekadda iyo Goobaha magaalada laga galo si loo kantroolo ilaha dhaqaalaha isla amrkaana loola socdo dhaq-dhaqaqa diidan muddo kororsiga madaxweynaha Puntland.

Mar aan isku-dayney in aan warkaan ka xaqiijino ilo ku dhaw Madaxtooyada Garowe ayey sheegeen in uu jiro dhaq-dhaqaaq laakiin aysan caddeyn karin goorta iyo goobta uu ku wajahan yahay.

Arrintan ayaa soo baxaysa iyada oo maanta shir-saxafadeed uu qabtey raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Cabdiweli Cali Gaas isla markaana ah mudane ka tirsan baarlamaanka federaalka, waxaana uu ka hadley wixii uu Puntland ku arkey safarkii uu ku marey gobolo, degmooyinn iyo tuulooyin Puntland ka tirsan. Dr.Cabdiweli ayaa sheegay in xaaladda Puntland ee siyaasadeed ay tahay mid xasaasi ah, dadkuna ay aad uga cabanayaan maamulkii ay doorteen iyaga oo ku eedaynaya, caburin, saxaafadda oo loo hanjabo, cagajugleyn iyo in xoriyadoodi laga qaado, sidoo kale waxa uu sheegay in dadku ka soo horjeedaan in maamulku mudada dheeraysto waxaana uu maamulka ugu baaqey in ay ka soo abxaan ballantioi iyo dhaartii dadkana u adeegaan mudadii loo igmadey maamulkooda, isla amrkaana aysan dhantaalin midnimada Puntland.

Sidoo kale ciidamadan madaxweynuhu u kaxaysanayo safarkiisa haddii ay dhacdo maalmaha soo socda ayaa ku soo aadaya xili warar sheegayaan in Madaxtooyada Garoowe dooneyso in ay ilaaliso cidda ka soo degaysa garoomada Gaalkacyo iyo Bosaso isla markaana dooneysa in ay dalka u diido in ay soo galaan siyaasiyiin hore kuwaas oo doonaya in ay u tartamaan xilka Madaxweynaha ee Puntland.

Horseed Media
News Desk
User avatar
KingBlack
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 845
Joined: Tue Feb 24, 2009 6:17 pm
Location: God keep our land glorious and free!Canada, we stand on guard for thee.

Re: Farole sends heavy weapons to Qardho/Bosasso before a vi

Post by KingBlack »

The international community must not give any further funds to the pirates and people smugglers based in Garowe and Bosaso. Somalia's infant government will be held responsible for allowing cross border conflicts in the peaceful parts of Bari. every group within puntland that is dissatisfied with Farooles intention to extend his term in office past Jan 2013. It is time for a regime change in Garowe wit Ilkjire or General Samatar as the new president of puntland in January faroole should step down and allow his VP to take over till a elections happen.
User avatar
Gantaal05
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1183
Joined: Wed Apr 25, 2012 6:18 pm
Location: Migiurtinia

Re: Farole sends heavy weapons to Qardho/Bosasso before a vi

Post by Gantaal05 »

ahmed omar mohamed wrote:The international community must not give any further funds to the pirates and people smugglers based in Garowe and Bosaso. Somalia's infant government will be held responsible for allowing cross border conflicts in the peaceful parts of Bari. every group within puntland that is dissatisfied with Farooles intention to extend his term in office past Jan 2013. It is time for a regime change in Garowe wit Ilkjire or General Samatar as the new president of puntland in January faroole should step down and allow his VP to take over till a elections happen.
look at this clown
who are you horta?
what is your tribe? is sheeg!!
ya laagu dhilaa
and you better be idoor am not going bother with your minority ass other wise :ufdup:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”