Page 1 of 3

IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 7:58 am
by The`Republic
A huge Jubbaland delegation with Sheikh Aw-Libaax (Marehan) chairman of Ahlu Sunnah and including Prof Ghandi (Ogaden) and Gen Fartaag (Marehan) and Darwiish (Harti) have just descended in Kismaayo welcomed by Ahmed Madoobe (Ogaden) and Col Raadeer (Marehan)

Aw-Libaax, Ghandi, Darwiish, Madoobe, and Fartaag are the signatories of the IGAD Jubbaland project
Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Sh.Maxamed Aw-Libaax oo Kismaayo ka dagay warbixin.

Waxaa saka Magaalada Kismaayo ka dagay Wafdi balaran oo uu hogaaminayo mid kamid ah Saxiixeyaasha qorshaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo laguna magacaabo Sh Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax.

Wafdigaan oo ka kooban Xubnihi Gudiga Farsamada Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo iyo waliba Saxiixeyaasha Qorshaha nabada Jubboyinka iyo Gedo ayaa si heer sare ah logu soo dhaweyay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Wafdigaan ayaa markiay gareen garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo waxaa halkaasi ku soo dhaweyay Saraakil ka tirsan Maamulka KMG ah ee Kismaayo oo ay horkacayaan Axmed Madoobe iyo Col Yasiin Raader.

Wafdigaan ayaa waxaa sido kale weheliyay Xubno ka socda Urur Goboleedka Igaad oo asagu Gudiyada Maamul usameynta Jubboyinka ka taagera dhanka farsamada.

Xaalada Magaalada Kismaayo ayaa manta laga dareemaya dagaanan badan waxaana maalin ka hor shacabka Kismaayo lagu wargaliyay in aysan bari sameyn dhaqdhaqaaq badan madaama magaalada ay ku soo leyhiiin wafdi culus.

Dorba waxaa bilowday kulamo ay yeelanaya Masuliyinta ugu saraysa Maamulka kmg ah iyo Wafdigi balaraana ee so garay Magaalada Kismaayo waxaayna ka arinsanayaan sidi hal bil gudaheed logu soo dhisi laha Maamulka Jubbaland State.

Wafdiga ayaa waxaa manta la soo tusi doona goobta logu tala galay in lagu qabto shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo waxaana la isla meel dhigi doona sidi Ergoyinka shirka ka qaybgalaya ay ku soo gaari lahayeen Magaalada Kismaayo.

Wafdiga manta soo garay Magaalada Kismaayo marka laga reebo xubnaha Igaad ayaa waxaay ku sii sugnan doonan Magaalada Kismaayo inta dhidibada lo tagaayo Maamulka Jubbaland State.

————————————
Maxamed Cabdi Cali
Kismaayo-Somalia

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 8:06 am
by original dervish
Alhamdu-lilah......may allah (swt) guide the leaders to the path of peace.

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 9:44 am
by The_Patriot
HAG will have sleepless nights.

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 10:12 am
by original dervish
Its not our concern....the people have waited long enough.

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 10:22 am
by EEGA9
Gaandi the architect behind the Jubbaland process and liberator of Jubbaland for President. :up:

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 10:32 am
by original dervish
I`d like to see a military figure in charge, until the security situation is resolved. :D :up: :som:

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 10:37 am
by Substance
Apperently the Ras Kambonis made some political misstake by denying the entry for the Somali gov, now with the arriving of Aw-Libaax and Ghandi etc there will be a better political platform to end this argument/missunderstanding with the Gov in manners with is respected by all parts and finally make the state a reality.

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 10:43 am
by EEGA9
original dervish wrote:I`d like to see a military figure in charge, until the security situation is resolved. :D :up: :som:
:clap:


Image

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 10:54 am
by original dervish
err who is he? :?

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 10:59 am
by Advo
Jubbaland weey duushey

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 11:03 am
by EEGA9
original dervish wrote:err who is he? :?
:)

That is the good Professor whose political wit and wisdom has made this Jubbaland conference possible. :up:

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 11:26 am
by metamorphosis
EEGA9 wrote:
original dervish wrote:I`d like to see a military figure in charge, until the security situation is resolved. :up: :som:



Image
:stylin: Gaandi for president! :stylin:

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 11:33 am
by Colonel
May this alliance of brethren be blessed with a mighty blessing :wow:
Image

Reer iriir members contemplating suicide :russ:

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 12:08 pm
by original dervish
Lets take the high moral ground with them, and offer an olive branch to them. :D :up: :som:

Re: IGAD J/land delegation descend in Kismaayo

Posted: Sat Nov 10, 2012 3:08 pm
by Murax
:up: :up:

Who said Kismayo was closed to officals :mrgreen: