ethiopia takes its troops from the eri borders to station em

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

ethiopia takes its troops from the eri borders to station em

Post by sahal80 »

Looks like they have gone to another war front after their thrilling combat in the tigrinya mountains. Wallahi somalida inee isu tanaasulaan maahane qolo doolad loo ogalyahey majirto.
"KHILAAF KU SAABSAN ARIMAHA SOOMAALIYA OO SOO KALA DHEXGALAY ITOOBIYA IYO KENYA.(MAXA SABABAY AQRISO)
Published on November 17, 2012 by admin   ·   No Comments Inta Akhrisatay : 1032
Warar aynu ka kala helnay diblumaasiyiin ka kala tirsan dowladaga Kenya iyo Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in labada dowladood uu soo kala dhexgalay khilaaf iyo madmadow ku saabsan arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan maamul u sameynta magaalada Kismaayo oo ay dowladda Kenya iyadu is-xijinayso, halka Itoobiyana ay dooneyno in arrinka Kismaayo loo daayo dowladda Soomaaliya haddii kale ay iyadu lug ku yeelato.

Sida warku sheegayo khilaafka ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah burburkii ku yimid heshiiskii jabhadda xoreynta Ogaadeeniya ee ONLF iyo dowladda Itoobiya ugu socday dalka Kenya sida ay noo xaqiijiyeen ganacsato ku sugan labada Doolow, wuxuuna khilaafka sii xoogeystay ka dib markii ay dowladda Itoobiya ay dalkeeda ka mamnuucday isticmaalka lacagta Kenya iyo ganacsiga ka yimaada dalka Kenya kuwaas oo ay badan Jaadka loo yaqaano Miirowga, Oomada iyo Caleenta shaaha, waxaana arrinkaasi si weyn uga carooday dowladda Kenya oo iyana dalkeeda ka mamnuucday in lagu isticmaalo lacagta Itoobiya ee birta ah.

Dhinaca kale ciidamo Itoobiyaan ah oo laga keenay xadka ay Baadame kala leedahay  Itoobiya dalka  Eritrea ayaa soo gaaray 12-kii saac ee ugu dambeysay gudaha Soomaaliya, kuwaas oo intooda badan soo gaaray goblka Gedo gaar  ahaan degmooyinka  Doolow, Luuq iyo Yurkut oo magaalada Baydhabo u jirta 135-km ahna xadka gobolada Bay iyo Gedo  kala qeybiya, waxaana la sheegay in dowladda Itoobiya ay ciidamadaasi ugu talogashay inay gudaha u galaan magaalada Kismaayo, isla markaasna ay la socdaand haqdhaqaaqyada ay dowladda Kenya halkaasi ka waddo oo ay ugu horeyso maamul u sameynta magaalada Kismaayo.

Sida warkus heegayo ciidamadan cusub ee ka socda dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay si weyn uga duwanyihiin ciidamii hore ee Itoobiya  u joogay gudaha dalka Soomaaliya, waxaana la sheegay in dowladda Itoobiya ay ugu talogashay inay sugaan ammaanka guud ee Kismaayo, waxaana sidoo kale la sheegay in ciidamadaasi ay u tababaranyihiin la dagaalanka kooxo ay ku sheegeen nabadiidka Soomaaliya.

Dhanka kale ilo diplumaasiyadeed oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in laga dhexwado dowladaha Itoobiya iyo Elitareeya, waanwaan iyo colaad joojin aakhirka horseeda heshiis nabadeed oo labada dal dhexmara haddiiba waanwantu shaqeyso, labadan  dowladood oo in mudo ah colaad u dhexeysay ayaa la sheegay in wan waantaasi ay ka dhexwadaan dalal ka tirsan urur goboleedka IGAD iyo Mareykanka inkastoo aan si rami ah loo shaacin waqtiga la bilaabay waanwantan hoose ee la sheegay in laga dhexwado dalalka itoobiya iyo  Eritrea taas oo la doonayo in lagu dhameeyo colaadda mudada dheer dhextiilay labadaasi dal.
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: ethiopia takes its troops from the eri borders to statio

Post by Oba »

lool them ethiopians are afraid that ONLF will make a base in Somalia
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: ethiopia takes its troops from the eri borders to statio

Post by sahal80 »

Hiloowle wrote:lool them ethiopians are afraid that ONLF will make a base in Somalia
The situation is focked up now for all somalia, uganda is going and ethiopia is back. Ethiopia was planning to depart from hiraan but the regional policies are quickly changing.
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: ethiopia takes its troops from the eri borders to statio

Post by Oba »

:snoop:
Calibesteen
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 608
Joined: Tue Oct 09, 2012 5:16 pm

Re: ethiopia takes its troops from the eri borders to statio

Post by Calibesteen »

Look this from bright side. Maybe Somali will unite when Itoobiya is back
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: ethiopia takes its troops from the eri borders to statio

Post by sahal80 »

:wow:
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: ethiopia takes its troops from the eri borders to statio

Post by The`Republic »

As long as Kenya is in Jubbaland, Ethiopia should be in Jubbaland. They have competing interests so they will cancel each other out. :up:
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: ethiopia takes its troops from the eri borders to statio

Post by Colonel »

The`Republic wrote:As long as Kenya is in Jubbaland, Ethiopia should be in Jubbaland. They have competing interests so they will cancel each other out. :up:
From claiming that ASWJ will run kismayo to begging Ethiopia for help against the political genius of Absame. Desperation has been reached :meles:
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: ethiopia takes its troops from the eri borders to statio

Post by abgaalKING »

absame genius kulahaa,goormeey kenya absame noqdeen? :steviej:
Both kenya and Ethiopia should leave the area and let the locals form an inclusive admin that the gov supervises and have a greater say otherwise the locals will stay as pawns for the conflicting interests of the neighboring countries.
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: ethiopia takes its troops from the eri borders to statio

Post by DayaxJeclee »

Disintegration 50 years treaty between Sankadhuudhi and amXAAR. good news.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”