ahlul sunnah on jubbaland
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
ahlul sunnah on jubbaland
Ururka Ahlu Suna Oo Sheegay in ay ka Soo Horjeedaan Hadii Anaan Laga Qaybgalin Maamul u Samaynta Gobalada Jubooyinka
Muqdisho (RBC Radio) Saraakiil ka tirsan ururka Ahlu Suna ee gobalka Gedo ayaa sheegay in ay ka soo horeedaan maamul loo sameeyo Jubooyinka hadii aanan laga qaybgalin dhismaha maamulkaasi.
Maxamed Xuseen Al-Qaadi oo ah ka mid ah saraakiisha Ahlu Suna ee gobalka Gedo oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay doonayaan in laga qaybgali maamul u samaynta gobaladaan.
Wuxuu sheegay in hadii Ahlu Sunaiyo shacabka Soomaaliyeed talo laga weeydiin waaye islamarkaana aan lagala tashan loo baahan yahay cidii socon siin laheyd maamulkaasi.
Sidoo kale wuxuu sheegay in loo baahanyahay in maamulkaan aanan shqsiyaad gaar ah laga talo galin laakiin ay haboontahay inta talada ku leh inay ka fikiraan.
Isaga oo ka hadlaye qorshahooda ku aadan gobalada koonfureed ee dalka Soomaaliya ururka Ahlu suna ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in dhawaan ay qorsheynayaan inay weeraraan gobalada ay Shabaab kaga sugan yihiin koonfurta.
Hadalkaan ka soo yeeray sargaalkaan ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa wuxuu ku soo adayaa xili dhowaan lagu wado in maamul loo sameeyo gobaladaan jubooyinka kaasi oo haatanba qorshiisu uu socdo.
ahlul sunnah is against kenyans clear aggression against the locals population of kismaayo by bringing shesheeye/ lackeys who have nothing to do with kismaayo.

Re: ahlul sunnah on jubbaland

Aw-Libaax the leader of ASWJ-Gedo along with SNA-Gedo,Azania, RSK & H.G is a signatory to the Nairobi process.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: ahlul sunnah on jubbaland
kenya is backing a clan based administration in kismayo where the local population is sidelined. this cannot be accepted, we will use all our power to make sure that never happens.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: ahlul sunnah on jubbaland
Waligoodba ha didaan, iyaga umbaa ku dhibqaba.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: ahlul sunnah on jubbaland
ahlul sunnah liberated sade lands in galgaduud on their own without kenyan tanks, they also liberated 80 % of gedo own their own.ina aadan wrote:Waligoodba ha didaan, iyaga umbaa ku dhibqaba.
you are riding kenyan tanks and without kenyans will go within 2 hours.
kenya is making a grave mistake by sidelining all other clans in jubbaland.
Re: ahlul sunnah on jubbaland
ASWJ in Galgaduud were funded, trained and backed by Ethiopia.
Ethiopian troops routed Al-shabab from northern Gedo and Kenya from the South-Western areas.
Kenya lost less than 40 men in the Lower Jubba, whereas RSK and SNA lost close to 1,000 they primarily did the fighting.
Stop being an emotional dhoocil.
Ethiopian troops routed Al-shabab from northern Gedo and Kenya from the South-Western areas.
Kenya lost less than 40 men in the Lower Jubba, whereas RSK and SNA lost close to 1,000 they primarily did the fighting.

Stop being an emotional dhoocil.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: ahlul sunnah on jubbaland
Horaan kuugu shegay. Hormarka jubaland qofkii ka hortimaada isagaa ku dhibqaba.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: ahlul sunnah on jubbaland
ethiopia did back ASWJ with money and weapons but ASWJ did the fighting and they hold their territories. now same can't be said for ras kambooni.EEGA9 wrote:ASWJ in Galgaduud were funded, trained and backed by Ethiopia.
Ethiopian troops routed Al-shabab from northern Gedo and Kenya from the South-Western areas.
Kenya lost less than 40 men in the Lower Jubba, whereas RSK and SNA lost close to 1,000 they primarily did the fighting.![]()
Stop being an emotional dhoocil.
we are against kenya and its agenda.
Re: ahlul sunnah on jubbaland
C'mon son.
Ethiopia has always been ready to drive al-shabab back when ASWJ were in danger of loosing grip.

Ethiopia has always been ready to drive al-shabab back when ASWJ were in danger of loosing grip.
Reports from Galgadud region in central Somalia indicate that al-Shabaab fighters deserted the strategic El-Bur district on Saturday afternoon, which was previously the largest al-Shabaab base in central Somalia. Residents in the Galgadud region confirmed to Somalia Report that hundreds of al-Shabaab fighters left the district along with their fighting vehicles, heading southwards.
“I can confirm that El-Bur is empty and no one is in the district, but we have heard that Ahlus Sunna wal Jamma (ASWJ) and Ethiopian troops are heading towards the district,” Mohamed Osman, a local resident, told Somalia Report.
: Reuter's reports additional incursion into Somalia by Ethiopia according to the country "to coordinate with the Kenya offensive". Mandera residents reported 10 trucks and armored vehicles crossing in the Western tri-border area with further confirmation of Ethiopian troops in 28 trucks and battle wagons moving from Damasa to base in Guriel and secure nearby towns in Balanbale district in central Somalia. Official mention of the large scale Ethiopian incursion will most likely come at the IGAD meeting scheduled for Friday.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: ahlul sunnah on jubbaland
eega forget about Johny Bravo. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: ahlul sunnah on jubbaland
el bur, guriceel is not my degaan
.
anyway i don't want to keep repeating the same stuff. kenya may try and install an ogadeen maamul in kismaayo but the locals will never accept it. when kenya leaves so will ras kambooni.
majority of kismaayo is marehan talhe

Last edited by Nomand on Sun Nov 18, 2012 1:03 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: ahlul sunnah on jubbaland
nomand is Sicid a puppet or not?Nomand wrote:el bur, guriceel is not my degaan.
anyway i don't want to keep repeating the same stuff. kenya may try and install an ogadeen maamul in kismaayo but the locals will never accept it. when kenya leaves so will ras kambooni.
Re: ahlul sunnah on jubbaland
You don't claim Balanbale, Dhusamareeb either? 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: ahlul sunnah on jubbaland
Know kismaayo is Talxe majority city what happened to Reer Diini? 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: ahlul sunnah on jubbaland
All this pointing of fingers reminds me of the warlord era, where everyone was accusing their rivals of being Al-Qaeda.
Now its like..."your with the Kenyans"..."no, your bringing the Ethiopians"...." The Ugandans own you". etc etc.
Then you got that no good "president" claiming Kenya is infringing upon Somali sovereignty, while on the phone to Addis Ababa begging them to invade Kismayo.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 1254 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 8 Replies
- 685 Views
-
Last post by Gatspy
-
- 12 Replies
- 1008 Views
-
Last post by Berke
-
- 1 Replies
- 371 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 1 Replies
- 365 Views
-
Last post by gemini07
-
- 0 Replies
- 360 Views
-
Last post by Osman-NZ
-
- 0 Replies
- 405 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 86 Replies
- 7157 Views
-
Last post by gurey25
-
- 3 Replies
- 502 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 36 Replies
- 2220 Views
-
Last post by Samatr