Page 1 of 1

Amisom Crusaders 'liberate' another donkey place

Posted: Sun Dec 09, 2012 6:29 am
by AhlulbaytSoldier
DEG DEG: Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo goor dhow gudaha u galay Jowhar+Sawirro

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa goor dhow si nabad ah ku galay magaalada Jowhar, kadib markii ay isaga baxeen xoogaga Al-Shabaab.

Sida ay sheegayaan wararka ciidamada dowladda oo wata gaadiidka dagaalka iyo Ciidamada AMISOM ayaa ka soo dhaqaaqay deegaanka Garaash Buula Garaam, halkaasoo saacad ka hor ay gaareen.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada ay ku sugan yihiin Xaafada Hantiwadaag, iyadoo banaanka saldhiga ay taagan yihiin oo aanay wali gelin saldhiga.

Sidoo kale Ciidamada ayaa durba tagay xarumihii maamulka, iyagoo u muuqda kuwo taxadir ku socda.

Dadweynaha magaalada ayaa isugu soo baxaya laamiga, si ay u daawadaan, waxaana dadka sheegayaan in xaalada ay tahay mid degan.

Saaka markii Al-Shabaab ay ka baxeen magaalada waxaa gudaha loo galay saldhiga booliska oo laga qaatay agabyadii ku jiray.

Ciidamada ayaa inta aanay gudaha u gelin Jowhar waxay isticmaaleen xeelad cusub, iyagoo magaalada soo qoorteeyay, isla markaana qabsaday garoonka diyaaradaha Jowhar iyo deegaanka Buurane oo ka tirsan degmada Mahadaay, oo u jirta Jowhar ilaa 30-KM.

Magaalada Jowhar ayaa Al-Shabaab gacanta ugu jirta muddo saddex sano ah, iyadoo ay aheyd markii ay qabsadeen magaalada 17-kii May, xilligaasoo ay ka saareen Maxkamadihii Islaamiga.

Jowhar ayaa noqoneysa magaaladii ugu dambeysay ee koofurta Soomaaliya gacantooda laga saaro, bishii October ayay aheyd markii laga qabsaday magaalada Kismaayo.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

Image
Image

Bantu liberating their far cousins from the slavery of Godanists :dwill:

Re: Amisom Crusaders 'liberate' another donkey place

Posted: Sun Dec 09, 2012 6:35 am
by Brobaganda
They are your brothers. Be kind.

I don't get it. Do the locals just not give two shits when their towns and cities leadership exchanges hands? :lol: Every picture I see about the government liberating the city or Al Shabab taking over some place, people seem neutral.

Re: Amisom Crusaders 'liberate' another donkey place

Posted: Sun Dec 09, 2012 7:06 am
by TheblueNwhite
haha... it really sucks to be Ceyr ahlu digri wal Ethiopia right about now.

Go build Dhuusodhareer, Guri-ceyr, and the rest of the shanty villages Ceyr lives in. You spend too much sucking Ethiopian ceeb.

Re: Amisom Crusaders 'liberate' another donkey place

Posted: Sun Dec 09, 2012 6:26 pm
by FarhanYare
HutuKing01 wrote:DEG DEG: Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo goor dhow gudaha u galay Jowhar+Sawirro

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa goor dhow si nabad ah ku galay magaalada Jowhar, kadib markii ay isaga baxeen xoogaga Al-Shabaab.

Sida ay sheegayaan wararka ciidamada dowladda oo wata gaadiidka dagaalka iyo Ciidamada AMISOM ayaa ka soo dhaqaaqay deegaanka Garaash Buula Garaam, halkaasoo saacad ka hor ay gaareen.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada ay ku sugan yihiin Xaafada Hantiwadaag, iyadoo banaanka saldhiga ay taagan yihiin oo aanay wali gelin saldhiga.

Sidoo kale Ciidamada ayaa durba tagay xarumihii maamulka, iyagoo u muuqda kuwo taxadir ku socda.

Dadweynaha magaalada ayaa isugu soo baxaya laamiga, si ay u daawadaan, waxaana dadka sheegayaan in xaalada ay tahay mid degan.

Saaka markii Al-Shabaab ay ka baxeen magaalada waxaa gudaha loo galay saldhiga booliska oo laga qaatay agabyadii ku jiray.

Ciidamada ayaa inta aanay gudaha u gelin Jowhar waxay isticmaaleen xeelad cusub, iyagoo magaalada soo qoorteeyay, isla markaana qabsaday garoonka diyaaradaha Jowhar iyo deegaanka Buurane oo ka tirsan degmada Mahadaay, oo u jirta Jowhar ilaa 30-KM.

Magaalada Jowhar ayaa Al-Shabaab gacanta ugu jirta muddo saddex sano ah, iyadoo ay aheyd markii ay qabsadeen magaalada 17-kii May, xilligaasoo ay ka saareen Maxkamadihii Islaamiga.

Jowhar ayaa noqoneysa magaaladii ugu dambeysay ee koofurta Soomaaliya gacantooda laga saaro, bishii October ayay aheyd markii laga qabsaday magaalada Kismaayo.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

Image
Image

Bantu liberating dameer cismaan from the slavery of Godanists :dwill:
:dead: