Page 1 of 1

Dagaal Khasaaro Geestay Oo Ka Dhacay Magaalada Kismayo!!?

Posted: Fri Dec 14, 2012 6:14 am
by SANDIEGUY
Waraka ka imaanya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay magaaladaasi Kismaayo kaasi oo dhexmaray ciidamo ka wada tirsan maamulka KMG ah ee ka jira magaaladaasi.

Waxaa la sheegay dagaalkaan in uu ahaa mid xoogan oo leesku adeegsaday xub cul culus wuxuuna ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose.

Mid ka mid ah dadka deegaanka :lol: ayaa ugu waramay warbaahinta in dagaalkaan uu cabsi galiyay dadka deegaanka isla markaana intii uu socday uu ahaa mid dhawaqa rasaasta laga maqlayay xaafadaha kala duwan ee magaaladaasi.

Ciidamada qaarkood ayaa waxay taageersanaayeen Sh.Cusmaan Aw libaax oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobolka Gedo waxaana sidoo kale ciidamo Sh.Axmed Madoobe taageersan iyana la dagaalameyn ciidamadii ka baxay.

Xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo ayuuna dagaalka ka dhacay waxaana lasoo warinayaa in khasaaro dhimasho Labo qofood ah iyo dhaawac Sadax askari ay kasoo kala gaartay ciidamadii dagaalamay.

Dagaalkaan ayaa wuxuu ku soo adayaa xili haatan lagu howlanyahay in maamul loo sameeyo gobalada Jubooyinka kaasi oo wali leesku fahmi layahay qaabka uu noqonayo.
http://www.raxanreeb.com/2012/12/dagaal ... -kismaayo/


Xafiiska wararka Muqdisho :lol: :lol: :ufdup:

Re: Dagaal Khasaaro Geestay Oo Ka Dhacay Magaalada Kismayo!!

Posted: Fri Dec 14, 2012 8:19 am
by Oba
Raxanreeb is still owned by Daarood's innit :ufdup:

Re: Dagaal Khasaaro Geestay Oo Ka Dhacay Magaalada Kismayo!!

Posted: Fri Dec 14, 2012 1:12 pm
by SANDIEGUY
Hiloowle wrote:Raxanreeb is still owned by Daarood's innit :ufdup:
Nigga idk, your point? It doesn't matter who owns it it's still fake :lol: :ufdup: