Hargeysa (GNS) - Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan ayaa dhalinyaro cadhaysani kala hor timid mudaharaad mar uu tagay Cusbitaalka Edna Aadan oo uu gabadhiisa u geeyey.
Warka aanu ka helnay ilo ka ag dhaw dhaw degmada Axmed Dhagax ayaa sheegaya in dhalinyaradan markii ay ka war heleen in wasiirku ku sugan yahay Cusbitaalka ay ku soo xoomeen, isla markaana ku dhawaaqayaan erayo ay ku doonayaan in wasiirka loogu soo saaro.
Wasiirka ayaa markii uu muddo ku xanibnaa cusbitaalka si hoos ahaan ah uga baxay, iyada oo ay dhalinyaradu ku xoomeen guud ahaan jihooyinka cusbitaalka.
Mulkiilaha Cusbitaalka Edna Aadan ayaa iyadu isku dayday inay dhalinyaradan kala dareeriso, balse kuma ay guulaysan.
http://gabiley.net/pages/tDetails.php?s ... audioFile=
Xirsi Gaab oo dirqi kaga baxsaday dhalinyaro cadhaysan
Moderator: Moderators
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Xirsi Gaab oo dirqi kaga baxsaday dhalinyaro cadhaysan
I had visions of that Simpsons episode




- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Xirsi Gaab oo dirqi kaga baxsaday dhalinyaro cadhaysan
Thuganomics wrote:I had visions of that Simpsons episode![]()
![]()


habeen hore ayay ahayd.gaabow wuu sigtay. dadku "Xirsi Noo soo saara" ayay ku qaylinayeen baa la yidhi. Edna ayaa isku dayday inay ninka badbaadiso oo dadka la hadasho laakiin way dhegeysan waayeen edna.markii danbe si dhuumasho ah ayaa xaga danbe laga saaray oo baxsaday mr.gaab.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1439 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 1 Replies
- 623 Views
-
Last post by guhad122
-
- 14 Replies
- 1310 Views
-
Last post by Hawdian
-
- 4 Replies
- 676 Views
-
Last post by balwarama
-
- 15 Replies
- 2305 Views
-
Last post by SuldaanMaplesyrup
-
- 29 Replies
- 2478 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 4 Replies
- 728 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 5 Replies
- 503 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 2 Replies
- 417 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 10 Replies
- 1412 Views
-
Last post by Khalid Ali