Page 1 of 1

breaking news!!! Ismail ghelle sent to Germany hospital

Posted: Sat Jan 05, 2013 5:08 pm
by mikexamar
DJabouti–Tan iyo maammihii lasoo dhaafay waxa isa soo taraya wararka sheegaya Xaalada Caafimaad ee Maadaxwaynaha dhalka DJabouti Ismaaciil omar geele taasi oo laga dayrinayo .

Sida hadaba ay ilowareedyo ku dhow guriga looga taliyo dalka JDJabouti ay tibaaxayaan waxa maanta oo ay tahay Bishu 5tii January 2012 ka loo qaaday madaxwaene Geele dalka Germalka halkaasi oo cisbataalkuyaala lagu daawaynayo.

wararku waxa ay intaasi ku darayaan in mudooyinkii u danbeeyeyba xaalada caafimaad ee madaxwaynaha dalkaasi Djabouti Mr Ismaaciil Cumar Geele ay ahayd mid aan fiicnayn isaga oo aad uga cabanayay xanuunka Dhiikarka kaasi oo dhawrjeer oo hore lagaga daweeyey dalka gudihiisa.

hadaba sida la ogyahay xaalda guud eedalkaasi Djabouti oo baryahan ahayd mid qasan oo siyaasad xumo iyo dhaqaale daro ku jiray ayaa waxa ay ka midtahay sababaha ku keenay in dhiigu aad u koco taasi oo kadhalatay fikirkii badnaa ee Madaxwaynuhu uu ku raadinayey xal.

waxakale oo iyaduna meesha aan ka maqnayn hawlihii uu kawaday magaalada Saylac ee faragalinta beelaysan ahayd oo sidii uu doonayey u dhici wayday islamarkaana uu aad uga xumaaday.

sikastaba ha ahaatee su aasha iswaydiinta lihi waxaytahay Booraan hadimo ha qodin ku dhici doontaana mooyiye . taasi waxa ay ka dhigantahay Ismaacil Cumar Geele maanta waxa uu u baahanyahay waa in uu abtiyaaladii cafis waydiisto islamarkaana Ilaahay u toobadkeeno.

:blessed: :blessed:

Re: breaking news!!! Ismail ghelle sent to Germany hospital

Posted: Sat Jan 05, 2013 5:13 pm
by The_Emperior5
mikexamar wrote:DJabouti–Tan iyo maammihii lasoo dhaafay waxa isa soo taraya wararka sheegaya Xaalada Caafimaad ee Maadaxwaynaha dhalka DJabouti Ismaaciil omar geele taasi oo laga dayrinayo .

Sida hadaba ay ilowareedyo ku dhow guriga looga taliyo dalka JDJabouti ay tibaaxayaan waxa maanta oo ay tahay Bishu 5tii January 2012 ka loo qaaday madaxwaene Geele dalka Germalka halkaasi oo cisbataalkuyaala lagu daawaynayo.

wararku waxa ay intaasi ku darayaan in mudooyinkii u danbeeyeyba xaalada caafimaad ee madaxwaynaha dalkaasi Djabouti Mr Ismaaciil Cumar Geele ay ahayd mid aan fiicnayn isaga oo aad uga cabanayay xanuunka Dhiikarka kaasi oo dhawrjeer oo hore lagaga daweeyey dalka gudihiisa.

hadaba sida la ogyahay xaalda guud eedalkaasi Djabouti oo baryahan ahayd mid qasan oo siyaasad xumo iyo dhaqaale daro ku jiray ayaa waxa ay ka midtahay sababaha ku keenay in dhiigu aad u koco taasi oo kadhalatay fikirkii badnaa ee Madaxwaynuhu uu ku raadinayey xal.

waxakale oo iyaduna meesha aan ka maqnayn hawlihii uu kawaday magaalada Saylac ee faragalinta beelaysan ahayd oo sidii uu doonayey u dhici wayday islamarkaana uu aad uga xumaaday.

sikastaba ha ahaatee su aasha iswaydiinta lihi waxaytahay Booraan hadimo ha qodin ku dhici doontaana mooyiye . taasi waxa ay ka dhigantahay Ismaacil Cumar Geele maanta waxa uu u baahanyahay waa in uu abtiyaaladii cafis waydiisto islamarkaana Ilaahay u toobadkeeno.

:blessed: :blessed:

Fake news Gadabuursi wishing ismaciil cumar geele death :lol:

And even if ismaciil dies

His son will be installed as President his legacy will live on

Re: breaking news!!! Ismail ghelle sent to Germany hospital

Posted: Sat Jan 05, 2013 5:14 pm
by mikexamar
fukkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk :( :down:

Re: breaking news!!! Ismail ghelle sent to Germany hospital

Posted: Sat Jan 05, 2013 6:08 pm
by Hodan94
Emperor which son...the fufu from ivory coast??

Re: breaking news!!! Ismail ghelle sent to Germany hospital

Posted: Tue Jan 08, 2013 12:19 pm
by Mondey