Page 1 of 2

French Commandos fail to rescue their agent from Terrorists

Posted: Sat Jan 12, 2013 5:48 am
by AhlulbaytSoldier
Diyaarado Helicoptero iyo ciidamo ajnabi ayaa xalay howl galo ka fuliyay deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo duqeeyay guri ku yaala degmadaas, oo bartilmaameedkooda ahaa.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerarkan oo xalay saqdii dhexe abaarihii 2-dii uu dhacay, iyadoo ciidamo saarnaa diyaarada ay ku daateen guri ku yaala Buulo Mareer, iyagoo duqeeyay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in diyaaradahan laga leeyahay dalka Faransiiska, isla markaana qorshahooda ahaa inay furtaan Sarkaal looga heysto Soomaaliya, kaasoo sanadkii 2009-kii laga afduubtay Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo hada waxaa lagu soo waramayaa in la arkay meydadka saddex ruux oo rayid ah, iyadoo qasaaraha intaa ka badan karo.

Sidoo kale Ciidamadan ajnabi ayaa weerar kale ku rogaal celiyay salaadii subax ee saakay, markii labo askari uga go'doomeen deegaanka, iyagoo markii dambe dib u laabtay, waxaana la sheegay in ciidamadan ajnabiga ay wajaheen iska caabin xoog leh.

Sarkaal u hadlay Shabaab ayaa sheegay in weerarkan ay soo qaadeen Ciidamo faransiis ah oo doonayay inay furtaan Sarkaal looga heysto Soomaaliya, isla markaana ay ku fashilmeen.

Dadka deegaanka Buulo Mareer ayaa sheegay in ilaa saddex diyaaradood Helicopter ay soo weerareen deegaanka, kuwaasoo bartilmaameed ku socday, iyadoo uu iska hor imaad uu dhex maray Ciidamo ka tirsan Shabaab oo deegaanka ku sugnaa.

"Walahi xalay saqdii dhexe ayaa ka war helnay jug xoog leh iyo guuxa diyaarado na dul heehaabayay, kadib waxaa soo degay ciidamo saarnaa diyaarada, guri ay markii hore duqeeyeen ayay ku soo daateen, kadib iska hor imaad ayaa dhacay"ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka oo diiday magaciisa in la xigto.

Wararka saaka aanu ka heleyno Buulo Mareer ayaa sheegaya in lagu arkay meydka nin cadaan ah oo xirnaa dareyska iyo qori, iyadoo dadka looga digay inay u dhowaadaan, maadaama laga yaabo inuu xiran yahay qalab haga diyaarada.

Sidoo kale waxaa deegaanka Buulo Mareer soo buuxiyay gaadiid dagaal oo u badan kuwa lidka diyaaradaha iyo ciidamo fara badan, iyadoo xaalad kacsanaan ah ay ka jirto degmada, waxaana taagan wal wal ah in duqeymo ay dhacaan.

Ma jirto ilaa iyo hada war faah faahsan oo laga haayo howl galkan, iyadoo Ciidamada howl galkan fuliyay aan la ogeyn inay ku guuleysteen bartilmaameedkooda iyo in kale.
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe.





FAIL

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 7:04 am
by Garuun
indeed

these kind rescue mission is high risk,thats why they send their best soldiers

but one thing is to attack rag tag pirates , but doing the same aginst battle hardedned shabab whom most of them have been in constant battle for many years
is completely diffrent

a little ransom or prisoner swap would make things go smooth i thing

now its fiasco
:meles:

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 7:26 am
by AhlulbaytSoldier
The french are the most coward nation of Europe. Shabaab sees them as somali national soldiers with toys, nothing else. :whoa:

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 7:39 am
by SahanGalbeed
Look here you dumb cow , what do you know about al shabaab ?
Jaanjaan walba oo marku rabo kugu dhuusaya baan meel ba'astan ku nacay
Wax alle iyo waxay rabaan bay iskaga hadlaan abohood wasooyinkan nedelka ee meeshan la isugu keenay

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 8:54 am
by sheekh-Farax-zero
my congrats to al-shabab :blessed:

b/s why this franch Bantu transvestite is so upset, is't the failure of the rescue mission and loss of franch life's.
waxba ha u barooran franch bakhtiyay,, you are nothing more than a monkey to them. :down:

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 9:07 am
by Colonel
At least 2 french commandos killed :blessed: congratulations Harakat Mujahidddin AS on defending Somalia's sovereignity against yet another foreign intruder.
The softy french tried to copy their american counterparts however they received a wake up call as soon as they entered the area. Anti aircraft fire :wow:
Let this be a message to Francois Hollande that this isn't Djibouti, it's South Central Image

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 9:29 am
by AhlulbaytSoldier
Colonel wrote:At least 2 french commandos killed :blessed: congratulations Harakat Mujahidddin AS on defending Somalia's sovereignity against yet another foreign intruder.
The softy french tried to copy their american counterparts however they received a wake up call as soon as they entered the area. Anti aircraft fire :wow:
Let this be a message to Francois Hollande that this isn't Djibouti, it's South Central Image

Thus the great mujahid Elder Colonel Assadullah leaves the room, and makes conference call with General Chirchir, master Kibaki and vassalgovernor Ahmed Madoobe congratulating them on the security improvement, the mujahid urges Kibaki to buy their national product caano boore and dhaanto dancing girls.

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 9:34 am
by Colonel
Cleric John Hutuking, I see that this great news saddens you. Verily all believers should rejoice at the twarting of such intrusion by the womanly french nation. However those of the Methodist church and evangelical congregation have lost 2 sons today.
Image

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 9:41 am
by Khalid Ali
Walahi Somalis are sick and a confused bunch

They love Bantu foreigners Kenya uganda rwanda
They love Ethiopian foreigners
But the french oo no not the french loool

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 9:42 am
by crazyRasputin
If any of you people know anything about history you woud know that the french still suffer from huge low self-esteem after the beyond cowardice act they committed during ww2. The world was absolutely shocked after learning that France. Surrounder to hitler in just 6 weeks. At the time Britain thought that France can stand still and hold back the German Bliezgrieg(lightningt war) but ileen ninka faransiiska the only thing he knows is to love females and the finer things in life.

Then ever since then they have the butt of all the jokes of the world. Remember the defeat in Diem Phiem(I butchered the spelling) when for the first time in Asia a European power surrounder to a colonized nation. It was the great and glorious Vietcong rebels of vietnam led by the legendary third world here his excellency Ho Chi Ming.

And then today this fiasco takes place, what an embarrasment. We need to discuss whu this mission failed. We need military excpets, where is Gurey when u need him.

I believe that al-shabaab was in waiting or that the stroke of luck was with then for tjem tto have a efensive measurement in place whn the french arrived. I blieve the commandos thought the element of suprise was wth them. Also the french thought that these people were like the pirates they use to bully on a daily basis. Not realizing that these folks r ideologist with a firm resolute.

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 11:24 am
by grandpakhalif
ALlahuakbar! Mujahideenta sii fiicaan bya ula dagaalmayan ciidamada huwantaa ee France.


Verily they have succeeded and have repelled the invaders from the Somali, great news to rejoice in. :blessed:

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 12:33 pm
by Nomand
Bulo mareer is in gedo, al shabaab will soon be kicked out of all of gedo.

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 12:37 pm
by SahanGalbeed
sheekh-Farax-zero wrote:my congrats to al-shabab :blessed:

b/s why this franch Bantu transvestite is so upset, is't the failure of the rescue mission and loss of franch life's.
waxba ha u barooran franch bakhtiyay,, you are nothing more than a monkey to them. :down:
Dhi,l,lo xunoo daarood ah oo maalintey sawirkeyga aragtay ilaa maanta farta isku gelisa baad tahay .
Aniga iyo adigu marna ba isku mid ma nihin e , ha ila qabsan .

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 12:39 pm
by SahanGalbeed
Kuuwiina kale na waxaan idin leeyahahay , maaliin na ka soo cawda al shabaab markey hablihiina keeshilaga ka siibto , maalina u soo mushxaradeeya , wada gudhuu baad tiihin haddu Ilaahey aqli idin siin laha waddan baad maanta yeelan lahaydeen fuc,kin nijaas
Ninkii al shabaab dilaa waa ila heeshis xaggeyga , waana go'an aan marnaba iska badali dooniin insha Allah .

Re: French Commandos fail to rescue their agent from Terrori

Posted: Sat Jan 12, 2013 1:18 pm
by waayeel101
Allahu akbar.