
Bayaan Kasoo Baxay XSHM Oo Lagu Xaqiijiyay in uu dhintay Askari Faransiiska Looga Qabtay Dagalkii Buulo Mareer.
Monday, 14 January 2013 12:17 Abuu Dar
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegtay in askarigii Faransiiska ee Mujaahidiintu ku qabteen isagoo dhaawac ah weerarkii Buula Mareer uu u geeriyooday dhaawiciisii isla markaana saacadaha soo socda laga yaabo sawiradiisa in la faafiyo.
Ilo wareed mas'uul ah ayaa noo xaqiijiyay in qeybaha caafimaadka ee Mujaahidiinta ay isku dayeen daryeelka Askariga balse lagu guul dareystay, waxaana dawladda Faransiiska ay sheegtay askarigaasi in lagu waayay weerarkii fashilmay ee ay ku soo qaadeen degmada Buula Mareer ee Wilaayada Sh/Hoose.
Xiriir aan la sameynay Xafiiska Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidinta A-Shabaab ayay sheegeen in ay baahin doonaann sawirada Askariga geeriyooday iyo aqoonsiyadiisii, waxaana ay xaqiijiyeen warkan ku aadan geerida Askariga.
Wasaaradda Gaashaan dhigga Faransiiska ayaa hore u sheegtay in askari looga dilay weerarkii Buulo, mid kalen looga qafaashay halka bayaan ka soo baxay Mujaahidiinta sido kale lagu sheegay in Mujaahidiintu ay gacanta ku dhigeen askari Faransiis ah oo dhaawac ah, kana mid ahaa askartii weerarka fashilmay soo qaaday.
Bayaan kasoo baxay xarakada ayaa lagu sheegay in uu dhintay Askarigii Faransiiska ahaa,sidoo kale bayaanka waxaa lagu xusay in go'aan laga gaaray Sarkaalkii faransiiska horay looga haayay ee DenisAlex.
Bayaanka ayaa ahaa sidan:-
Bulo-Marer (14/01/2013) - The French rescue operation in Bulo-Marer, Lower Shabelle region, not only failed to secure the release of Dennis Alex but also resulted in the death of several of the French forces and injured many more.
Among those severely injured during the botched operation was the French commander leading the operation.
The commander was deserted by his comrades after a fierce firefight and subsequently captured by the Mujahideen. HSM paramedic teams arrived at the scene shortly after the firefight had ended and transferred him to a hospital at the base, but he succumbed to his injuries hours later.
The Mujahideen recovered several weapons and the soldier’s gear from the scene of battle and later also managed to retrieve valuable information from the soldier before his death. The body of the soldier is still within the custody of the Mujahideen.
Harakat Al-Shabaab Al-Mujahideen has also today reached a unanimous verdict on the fate of Dennis Alex after three and a half years in captivity. The details of that verdict and some background information of the events leading up to the failed rescue operation will be published in the coming hours Insha'allah.












