Page 1 of 1
Why are Xaqsoor Supports angry?
Posted: Fri Jan 18, 2013 2:39 pm
by samatar133
They didn't even come to fourth or even fifth place. Dalsan oo kaliya ayaa ka hooseeyay and they are angry and protesting over the results

. Talow hadii ay soo dhadhawaan lahaayeenna ka warama ama hadii lagu odhan lahaa waxa laydinkaga badiyay doorashadii madaxwaynaha 80 cod oo kaliya.
Re: Why are Xaqsoor Supports angry?
Posted: Fri Jan 18, 2013 2:54 pm
by samatar133
even in Baligubadle which was supposed to be a strong hold for Xaqsoor, hadana out of the 17,000 people that voted there, more than 6000 voted for other parties.
this is the official results for the last elections.
http://www.necsomaliland.com/
Re: Why are Xaqsoor Supports angry?
Posted: Fri Jan 18, 2013 3:10 pm
by kaliil
waar doorashadu fraud bay ahayd. waxa lasoo qoray waxba kama jiraan.ceebtii ugu xumayd ayaa kulmiye iyo somaliland doorashadaa ka raacday.
dadkii goobjoogeyaasha ahaaye wadamada kale ka yimi ayaa yaabay oo yidhi doorasho la mida maanu arag

. Nin british ah oo meesha goobjooge ka ahaa ayaa yidhi caruur 10 jiro ah ayaa 10 goor midkiba ku noqonayay.
ma kula tahay ucid baa soo bixi lahayd haddii doorasho saxi meesha ka dhici lahayd?
Re: Why are Xaqsoor Supports angry?
Posted: Fri Jan 18, 2013 3:25 pm
by samatar133
war kaliilow waxaasi waa iska huuhaa iyo beene dhag how dhigin. Doorashadu si xor ah oo xalaal ah ayay u dhacday. There were minor irregularities but no evidence of a fraud at all. Cid wax cadayn ku shubasho ah oo lagu qanci karo haysaa ma jirtaa?
Re: Why are Xaqsoor Supports angry?
Posted: Fri Jan 18, 2013 5:43 pm
by Xiis1928
Beesha Arap the council elections are over. Come back home to your old friend (Habar Jeclo). Without an alliance with beesha Habar Jeclo, the Garhadjis and Habar Awal will eat you alive. We still love you.

Re: Why are Xaqsoor Supports angry?
Posted: Fri Jan 18, 2013 6:17 pm
by The_Emperior5
Arab wa iska laangaab thus they will cry they lost. so what dalsan rays umada lost to , there was no way arab could win with a very bad alliance dhulbahante lol
Re: Why are Xaqsoor Supports angry?
Posted: Fri Jan 18, 2013 6:33 pm
by CaynabaX
Arab are far from laangaab shekadaa inagaa daa waxasaa Suldaan sheeganaya. Berigaynu Habar Yoonista in Burco isku layn jirnay ragga kolba bari iyo galbeed dhex fadhiisin jiray waxay ahayeen rag Abdullah Arab ah. sacad muse, ciise muuse, ayuub,toljeclo were nowhere to be seen. Miyaanan gobanimu ahayn.
sure they over exaggerated but no need to insult them.
Re: Why are Xaqsoor Supports angry?
Posted: Fri Jan 18, 2013 6:39 pm
by Meyle
Xiis1928 wrote:Beesha Arap the council elections are over. Come back home to your old friend (Habar Jeclo). Without an alliance with beesha Habar Jeclo, the Garhadjis and Habar Awal will eat you alive. We still love you.

A/W give up sxb, I exposed you.

Waryaadha this is A/W Isaaq alter ego. Ninku siduu u joogo ayuu jawi Isaaq la yidhaa geleyaa.

Re: Why are Xaqsoor Supports angry?
Posted: Fri Jan 18, 2013 7:21 pm
by Xiis1928
MeyleSamaale wrote:Xiis1928 wrote:Beesha Arap the council elections are over. Come back home to your old friend (Habar Jeclo). Without an alliance with beesha Habar Jeclo, the Garhadjis and Habar Awal will eat you alive. We still love you.

A/W give up sxb, I exposed you.

Waryaadha this is A/W Isaaq alter ego. Ninku siduu u joogo ayuu jawi Isaaq la yidhaa geleyaa.

I don't know what the Fu#k you are talking about.
Re: Why are Xaqsoor Supports angry?
Posted: Sat Jan 19, 2013 3:59 am
by rich-boy
xaqsoor needs to make an alliance with Ucid i know they hate Kulmiye what are they stance with Wadani ?