Suldaan Hilowle Strongly Condemns Raskamboni Clan Group

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
illuminatizz
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 369
Joined: Mon Sep 10, 2012 6:53 pm
Location: Advocate for somali christian Minority

Suldaan Hilowle Strongly Condemns Raskamboni Clan Group

Post by illuminatizz »

Suldaan Hilowle Suldaan Xeefoow Xuseen oo ah Gudoomiye ku xigeenka odayaasha dhaqanka Belaha Hawiye oo la hadlayay Warbaahinta ayaa wuxuu ka hadlay maamul u samaynta Jubooyinka, Wuxuuna kasoo horjeestay qaabka ay iminka u soconayso Maamul samaynta Jubooyinka.

Wuxuu sheegay Suldaankaan Hawiye inaysan u dhamayn dadka daga deegaanada Jubooyinka qaabka maamulka loo samaynayo, wuxuna xusay niman gaara inay gacanta ku dhigeen awoodii Maamulka isla markaasina ay hadba dhankii ay rabaan wax u dhigayaan, arintaasi oo uu guul daro ku tilmaamay.



Suldaanka ayaa sheegay Kooxaha Raaskambooni inay yihiin Jabhada kusoo duushay deeganadaasi isla markaasina aysan ahayn rag ay ka go’do talada deegaanada ay xoogga ku haystaan waa sida uu hadalka u dhigay Suldaan Hilowle.

Hadalkani kasoo yeeray Gudoomiye ku xigeenka odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa imaanaya xili dhawaan la filaya inuu Magaalada Kismaayo ka furmo Shir la sheegay in Maamulka loogu samaynayay deegaanada Jubooyinka.


:whew:
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5892
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Suldaan Hilowle Strongly Condemns Raskamboni Clan Group

Post by waryaa »

use politics/clan section...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”