Maamulka Isaaqland arrest Isaaq Unionist MP

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Maamulka Isaaqland arrest Isaaq Unionist MP

Post by AhlulbaytSoldier »

Somaliland security forces arrest Somalia's federal parliamentarian hiding in SL
Tuesday, February 5th, 2013 | Posted by Maxamud
Booliiska Somaliland oo xabsiga u taxaabay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo ku dhuumanayay Gabilay
Hargeysa(Waaheen) Booliiska Somaliland ayaa saaka xabsiga Gabilay u taxaabay Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamud oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya kaasoo ku sugnaa Degmadda Gabilay.
Sida uu Waaheen u sheegay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland waxa Xildhibaanka la xidhay ee ka yimi Muqdisho uu u dhashay Somaliland balse mabda’iyan waxa uu aaminsan yahay Federal waxaanu isagoo fulinaya Mabaadiida Dalka Somaliya ka mid yahay xildhibaanada baarlamaanka shaqeeya ee Somaliya.
Xildhibaanka la xidhay ayaa la sheegay in uu beryahanba ku dhuumanayay magaaladda Gabilay, isagoo ka soo galay dhinaca Hawd ee Dalka Itoobiya. Sida ay ilo wareedyada Waaheen ay soo xiganaysaa sheegayaana waxa uu ku soo galay gaadhi nooca Dhuxusha qaada ah.
Ciidamadda Booliiska ayaa maalmahanba baadi goobayay Xildhibaanka waxaana u suurtogashay inay saaka qabtaan isla markiibana waxay u taxaabeen xabsiga.


:russ:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”