The word thikr الذكر have many meanings
Posted: Sat Feb 09, 2013 12:31 pm
Muxaadara qaali ah oo ku saabsan thikr iyo inta nooc ay u qaybsanto. Sheikha(jzalaahu khairal jazaa) waxuu yiri quraanka 15 meel ayaa kalmada thikr kusoo arooray quraanka iyadoo loo isticmaalaya macno kala duwan sida,
Amaan,
Duco,
Cidaa,
Cilmi
Rasuul
cadeeyn,
quraan,
salaad,
Adeecid
Kalaam
Sharaf
Waxyi
Qabar iwm
Amaan,
Duco,
Cidaa,
Cilmi
Rasuul
cadeeyn,
quraan,
salaad,
Adeecid
Kalaam
Sharaf
Waxyi
Qabar iwm