واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله

Fahamka Diinta Islaamka

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله

Post by Maandhow »

Maalinta qiyaamo waa maalin aad u weeyn sidaas darteed Ilaah subxaanahuu watacaalaa marar badan
ugu soo celceliyey quraanka iyadoo macno kala duwan ku imaanayso sida yowmun cadiim, yowmun mashhuur, yowmun xisaab, yowmun diin, yowmul qiyaamah iwm.
Dalmar1985
Posts: 50
Joined: Mon Apr 23, 2012 3:44 pm

Re: واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله

Post by Dalmar1985 »

Waa maalin qof waliba wuxuu hormarsadey la horkeenayo! waa maalin qofkii ilaahey u naxariistey un xisaabta u fududaaneeyso!
waxaaese la yaab leh anagoo intaas oo idil og oo hadana Ilaahey wuxuu na amrey raacin wuxuu naga reebeyna ka reebtoomin...!
Waxaa ugu ciqaab daran maalinta qiyaamo qofkii naf ilaahey uuntey si ula kac ah u diley...
Ilaahayoow inaga dhig kuwaad akhira xisaabtanka u fududeeysey.
User avatar
abuu_dujaana
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm

Re: واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله

Post by abuu_dujaana »

Dalmar1985 wrote:Waa maalin qof waliba wuxuu hormarsadey la horkeenayo! waa maalin qofkii ilaahey u naxariistey un xisaabta u fududaaneeyso!
waxaaese la yaab leh anagoo intaas oo idil og oo hadana Ilaahey wuxuu na amrey raacin wuxuu naga reebeyna ka reebtoomin...!
Waxaa ugu ciqaab daran maalinta qiyaamo qofkii naf ilaahey uuntey si ula kac ah u diley...
Ilaahayoow inaga dhig kuwaad akhira xisaabtanka u fududeeysey.
Waa runtaa, beni aadamka waa qalbi adag yahay, waxaa naga tanbadiyey aduunyo jaceel, cadoowgii sheydaanka ahaay iyo naftoo iska jecel raaxo been ah.
Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله

Post by Maandhow »

This life is temp, so make most of your life by remembering Allah subxaanahuu watacalaa and try to pray all the time to establish connection with Allah constantly.

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Islam - Understanding Islam”