Page 1 of 1

The Government will kill any Terrorist member

Posted: Thu Mar 14, 2013 2:35 pm
by AhlulbaytSoldier
Takbir Takbir Takbir
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

It seems that government have fully accepted our advices which is to kill any terrorist then dump their bodies somewhere!
No mercy for dogs.


Ehelada Meydad Maalmahaan Muqdisho Lagu Arkayay oo Warbaahinta lahadlay
Posted on March 14, 2013

Maalmihii lasoo dhaafay, waxaa magaalada Muqdisho lagu arkayay meydad kala duwan, oo marku waagu baryo lasoo dhigayay xaafado kamid ah G/banaadir, meydadkaan oo markii lagu wareersanaa cida ka danbeysay, iyo sababta dadkaan loo dilay, ayaa xalay waxaa Idaacadaha Muqdisho soo wacay dadkii ehelka u ahaa qaar kamid ah dhalinyarada dilka loo gaystay.

Guuleed oo sheegay inuu Waalid u ahaa Wiil kamid ahaa 4 dhalinyaro oo shalay meydookooda lasoo dhigay degmada Dayniile, ayaa sheegay in markii hore ay Ciidamada doowlada ku qabteen deegaanka Ceelasha isagoo ka bar bar dagaalamaya Al-shabaab, islamarkasna dhaawac lagu soo qabtay.

Guuleed waxa uu sheegay in wiilkan uu ehelka u yahay uu ka tirsanaa Al-shabaab, islamarkaasna uuba isaga laftiisa iska ilaalin jiray, laakiin waxa uu ku sheegay in loo baahnaa in sharciga lasoo taago oo la marsiiyo waxa uu muteysto, waxa uuna doowlada ugu baaqay in la baaro sababta ka danbeysay in xabsiga lagala baxo kadibna latoogto.

Sidoo kale, waxaa xalay mid kamid ah Idaacadaha Muqdisho lasoo hadlay wiil isna sheegay in ay qaraabo ahaayeen mid kamid ah dhalinyaradii shalay meydkooda lasoo dhigay Deyniile, waxa uuna qiray in uu wiilkaas ka tirsanaa kooxda Al-shabaab in mudo ahna ka garab dagaalamayay, shalayna ay ka warheleen meydkiisa oo lasoo dhigay Deyniile.

Cali dheere oo af labadiisa yeeray:

Afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere, ayaa saakay ka hadlay dilalka malmahaan ka dhacayay magaalada Muqdisho, iyo meydadka wadooyinka lasoo dhigay, Cali dheere oo u muuqday mid doonayay inuu kiciyo dadka, ayaa ku cel celiyay in dhalinyarada la dilay ay ahaayee, dhalinyaro aan waxbo galabsan ayna ahayen kuwo arday ah oo Muqdisho wax kabaranayay.

Waxaa la yaab leh Cali dheere, in djhalinyaradii maalmihii danbe meeydadkooda Muqdisho lasoo dhigayay uu ku tilmaamo Arday, iyadoo la wadaxasuusanyahay wixii ay Al-shabaab ku sameeyeen Ardaydii dooneysay in wax barasho ay u aadaan wadanka Turkiga, oo ay ku halaageen qaraxii Hargaha iyo Saamaha.



Dhawaaqa Cali dheere, ayaa muujinaya in dhamaan dhalinyardaan maalmahaan meydadkooda lasoo dhigayay wadooyinka Muqdisho ay ka tirsanaayeen Al-shabaab.

Doowlada oo markaan go’aan fiican ka gaartay Al-shabaab:

Dad farabadan oo ku nool magaalada Muqdisho, ayaa iyaga qaba figrad ah inan marnaba Al-shabaab loo naxariisan, maadama aysan iyagu shacabka u naxariisan, islamarkaasna ay gowrac ku jiidaan dadka waxgalka u ah bulshada.

Mid kamid ah dadka ku nool Muqdisho, islamarkaasna magaciisa qariyay, ayaa Midnimo.com u sheegay in uu aad usoo dhaweeynayo tallaabadan adag oo ay doowlada ka qaadatay la dhaqanka Al-shabaab, iyo in ladilo ruuxii lasoo qabto isagoo katirsan Al-shabaab.

Waxaa hubaal hadii ay doowlada sii wado tallaabadan Cusub ay ka qaadatay Al-shabaab, in ay yaraan doonto hagar daamada Al-shabaab, iyo dhibaatada ay ka wadaan magaalada Muqdisho

Re: The Government will kill any Terrorist member

Posted: Thu Mar 14, 2013 3:01 pm
by The_Patriot
Looking forward to see Dahir aweys smoked. :blessed:

Re: The Government will kill any Terrorist member

Posted: Thu Mar 14, 2013 3:11 pm
by AbkoowDhiblaawe
:blessed: :blessed: i wish i hade the chance to behead e shabaab head :wow: :wow:

Re: The Government will kill any Terrorist member

Posted: Thu Mar 14, 2013 3:16 pm
by The_Patriot
Warsheekh wrote::blessed: :blessed: i wish i hade the chance to behead e shabaab head :wow: :wow:
May you be given the oportunity to berbercue Xassan Dahir aweys. :stylin:

Re: The Government will kill any Terrorist member

Posted: Thu Mar 14, 2013 3:26 pm
by original dervish
villa somalia is full of them

Re: The Government will kill any Terrorist member

Posted: Thu Mar 14, 2013 3:27 pm
by AbkoowDhiblaawe
The_Patriot wrote:
Warsheekh wrote::blessed: :blessed: i wish i hade the chance to behead e shabaab head :wow: :wow:
May you be given the oportunity to berbercue Xassan Dahir aweys. :stylin:
ameen :wow:

Re: The Government will kill any Terrorist member

Posted: Thu Mar 14, 2013 3:30 pm
by TheblueNwhite
Ninkii dad uu diley kuwa ku faano waa la taabsiinaa Muhimada ay nolosha leedahay.

Maxaa la yaabey, markii ay Al Shabaab dad leyso, ehel idaacadaha ka hadlaayaan lama arko.
War 12am ayaan kuwo wareegnaa magaalada, Hal Nin oo Amisom ka tirsan jidadka ma taagna.

Ciidamada wadooyinka ilaaliya habeenkii mahad iyo bilado dahab ah ayey muteysteen. Aad ayey u dadaalaan runtii, la'aantood waa dhibaato. Waajibaadkooda wet gutaan.

Re: The Government will kill any Terrorist member

Posted: Thu Mar 14, 2013 3:33 pm
by AhlulbaytSoldier
This post was made by KASTUUMONITE original dervish who is currently on your ignore list.
Top
This post was made by SIJUI DOG CAGDHEER, SLAVE OF KENYA The_Patriot who is currently on your ignore list.





Thats how you treat biatches :umad:
Warsheekh wrote::blessed: :blessed: i wish i hade the chance to behead e shabaab head :wow: :wow:
May Allah give me the chance to kill Axmed Godane, Turki , Fuad shongole and Axmed Madoobe.


I would torture Irhaabis AssyrianStyle skinning these terrorists , then beheading them :whew:

Re: The Government will kill any Terrorist member

Posted: Thu Mar 14, 2013 3:41 pm
by KartiHaween
:lol: what a joke

Re: The Government will kill any Terrorist member

Posted: Thu Mar 14, 2013 5:21 pm
by original dervish
This is all bullshit..IGAD know HAG are in cahoots with al shabaab in J/Land.
This statement is to save face, as their generals and lackey`s have been turned away from Kismayo AGAIN.

The Kismayo issue will be the undoing of this hag govt. :D :som: :up:

Re: The Government will kill any Terrorist member

Posted: Thu Mar 14, 2013 5:42 pm
by KartiHaween
We are to have respect for the dead, even if they are your enemy. Strange how these people apparently are Islamically educated, their constituion is based on sharia law and yet they dont understand the basics of how to deal with your enemy. down with the moryaan government and their war criminals. :down: