Page 1 of 3

Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 2:48 pm
by KingWaslawi
:myman:


Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 3:11 pm
by Navy9
Its funny thanks for sharing. It would have been great if someone could make the Somali version. A Somali dude who works in a parking garage goes back home after he got his western passport and all the girls in the village fighting over him as if he was a maharaja.

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 3:17 pm
by PrinceDaadi
Arranged marriage has more successful rate than lust based marriage.

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 3:21 pm
by DR-YALAXOOW
my marriage is Arranged and yes me and my xaas we get alone very well and love jaceeyl aad iyo aad. real jaceeyl comes dabeecada qofka markaad baratid.. not qooq marriage waa ku jeclahay leeysku arooso..... waana run guurka arranged badanaa wuuu raagaa laakiin midka so called jaceylka(qooqa) waa burburaa sida baddan..

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 3:21 pm
by original dervish
Arranged marriages, as opposed to forced, are fine.

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 3:27 pm
by KingWaslawi
I had an arranged marriage :up: :D

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 3:35 pm
by FarIyoAlif
original dervish wrote:Arranged marriages, as opposed to forced, are fine.
Yeah the problem is forced marriages (duco ama habaar) but arranged marriages is alright i guess
it is just your parents acting as match.com.

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 3:46 pm
by hydrogen
DR-YALAXOOW wrote:my marriage is Arranged and yes me and my xaas
Who would marry a bus driver by choice anyway?

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 3:51 pm
by salool
loool@the wedding night, how awkward :?

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 4:25 pm
by KingWaslawi
salool wrote:loool@the wedding night, how awkward :?

Salool waxaa ma dul qaadateen malaa, halkiisaad ku khaarajin lahayd!

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 4:26 pm
by DR-YALAXOOW
salool wrote:loool@the wedding night, how awkward :?
its wonderfull the first night----somali arggened marriege badanaa waa sidan..
qof familka ah ama friend ah ayaa ku oranaya waxaan aqaanaa gabar hebel hebel ma ku baraa walaahi waa gabar fiican..

and you say yes. gabadha waxaa laga yaabaa inay somalia joogto adigana qurbaha.. first taleefoon inaad iskula hadashaan oo is barataan ayaa laga yaabaa.. then you travel to somalia gabadhii ayaad arkeysaa.
haddii gabadha muqaalkeeda iyo dabeecadeeda aad ka hesho waad sii wadeysaa xiriirka..

ka dib whit in 1 month gabadhii in laguugu nikaaxo ayaa laga yaabaa of course gabadhana waa inay adiga kaa heshaa..
ka dib wadanka aad joogto ayaa keeneysaa. yes many girls markii la keeno waa baxsadaan ooo europe ama qurbaha inay kuugu galaan ayey doonayeen.
lakiin inta baddan ninka calafkooda noqday waa ay ka joogaan.
markaa ka dib waqti waqtiga ka danbeeyo waad is baraneysaan oo real jaceylka rasmiga ah waa kaas.

marka somali Arranged marriages waa sidaa and of course keeyga sidaa ayuu ahaa and iam happyly marrried 16 years..

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 4:34 pm
by hydrogen
DR-YALAXOOW wrote:and iam happyly marrried 16 years..
:leon:

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 4:35 pm
by ManD333q
Northwind wrote:
salool wrote:loool@the wedding night, how awkward :?

Salool waxaa ma dul qaadateen malaa, halkiisaad ku khaarajin lahayd!
:pac:

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 4:54 pm
by KingWaslawi
DR-YALAXOOW wrote:
salool wrote:loool@the wedding night, how awkward :?
its wonderfull the first night----somali arggened marriege badanaa waa sidan..
qof familka ah ama friend ah ayaa ku oranaya waxaan aqaanaa gabar hebel hebel ma ku baraa walaahi waa gabar fiican..

and you say yes. gabadha waxaa laga yaabaa inay somalia joogto adigana qurbaha.. first taleefoon inaad iskula hadashaan oo is barataan ayaa laga yaabaa.. then you travel to somalia gabadhii ayaad arkeysaa.
haddii gabadha muqaalkeeda iyo dabeecadeeda aad ka hesho waad sii wadeysaa xiriirka..

ka dib whit in 1 month gabadhii in laguugu nikaaxo ayaa laga yaabaa of course gabadhana waa inay adiga kaa heshaa..
ka dib wadanka aad joogto ayaa keeneysaa. yes many girls markii la keeno waa baxsadaan ooo europe ama qurbaha inay kuugu galaan ayey doonayeen.
lakiin inta baddan ninka calafkooda noqday waa ay ka joogaan.
markaa ka dib waqti waqtiga ka danbeeyo waad is baraneysaan oo real jaceylka rasmiga ah waa kaas.

marka somali Arranged marriages waa sidaa and of course keeyga sidaa ayuu ahaa and iam happyly marrried 16 years..

Waar kaasi arrange maaha waxa la dhahaa isku xidh, ama laba qof oo la isku xidhay ka dibna is bartay.

Waa sidan arrange-gu, qurbaha ayaabad joogtaa tusaale ahaan, ka dibna hooyo ama eedo etc ayaa wadankii kaaga danbeeya...
Hooyo iyo eedo etc ee back home, ayaa kula raba inan balaayo ka dhacday, hadday thay qurux, dabeecad, hawl-karnimo ama dookhba.
Ka dibna waxaa laguu soo helay inan laga yaabay, ileen qof walba qofkiisa wax wacan ayuu u raadiyaa isagoon ogayn.

Maalintii danbe ayaa, ayaa inan uun lagaaga sheekaynayaa aanad waligaa arag, qofkiiba waxaa markiiba niyadiisa odhanaysee, sawir..sawir

Dee sawir meeshay doonto ha laga keenee inantii ah ayaa laguu keenayaa, haddaad ku qanacdo, ticketkii baad goosanaysaa oo wadankii baad qabanaysaa, si aanad fursadaa la isku wada raacay u dayicin,
ogow inantu waa relative aan fogayn uune.

Dee halkii oo waalidiin-tiinu hore isula kiin garteen oo iyagu ah kuwa sheekadaba hore usii qolof riday, ayaa inantii lagu odhanayaa, inan baanu ku siinay, waanu inoo imanayaa ee isu diyaari, inantii ayaa yaabaysa, oo maalintaas uun is diyaarinaysa, ogow adiga laftaadu hore inanta sawir yar iyo ammaan badan oo laga keenay mooyee marna real life umaad arag.

Dee halkii qol qurux badan oo sharaxan la idiina sii diyaariyay isku arkay is barasho iyo aragii ugu horreeyayba, haddaad halkii isku fahantaan, is fahan dhab halkaas uun bay ka billabmaysaa ilaa 2 weeks ka dibna waaba arooskii, duco-weyn oo idiin dhacda.

Miyaanu axyaa isbarasho tii ugu wacnayd ahayn....waxaanay ka duwanaanaysa is barashada kale ee khiyaaliga ah, ee qooqa ah runtii.

Re: Arranged Marriages

Posted: Fri Mar 15, 2013 4:56 pm
by KingWaslawi
...