Wafdi uu hogaaminayo Ugaaska Beesha Sade oo Kismaayo lagu soo dhaweyey30. marts 2013
APL
Waxaa maanta Kismaayo ka degay wafdi ballaaran oo uu hogaamiyo UgaasMaxamed Ugaas Xaashi oo ah Ugaaska guud ee Beesha Sade,waxaana safarkan ku weheliya Ergooyin iyo siyaasiyiin qayb ka noqon doona shirweynaha lagu dhisayo Jubbaland.
Ujeeda wafdigan Kismaayo u gaaray oo si heer sare ah loo soo dhaweyey ayaa ah sidii uga qaybgeli lahaayeen dhamaystirka shirka maamulada loogu dhisayo Jubbooyinka iyo Gedo, shirkaas oo ka soconaya Kismaayo.
Tigitaanka waftigan miisaanka culus ee Kismaayo garay ayaa meesha ka saaraya sida dad badani qabo mad madow la muujinyey oo ku saabsan in beelaha Gedo aysan isku raacsanayn shirka maamul u samaynta ee Jubooyinka iyo Gedo.
Waxaa kele ee macno ay u yeelaysa xilliga ay ku soo adeen oo maalin laga joogo markay guul daraysteen wadahadaladii dhex maray maamulka kumeel gaarka ah ee Kismaayo iyo waftigii dawladda ee uu hogaaminayey Raysalwasaare Saacid.
http://www.allpuntland.com/2010/anmview ... a=1656&z=1
Ugaaska Sade lands in Kismaayo.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Ugaaska Sade lands in Kismaayo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 2306 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 7 Replies
- 1537 Views
-
Last post by Voltage
-
- 8 Replies
- 992 Views
-
Last post by maxbol
-
- 2 Replies
- 52 Views
-
Last post by misterioso
-
- 5 Replies
- 794 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 3 Replies
- 949 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 21 Replies
- 2383 Views
-
Last post by kaaley
-
- 12 Replies
- 1549 Views
-
Last post by quark
-
- 1 Replies
- 810 Views
-
Last post by The`Republic
-
- 35 Replies
- 3581 Views
-
Last post by DawladSade