Page 1 of 1

maxkamadda ciidanka qaranka

Posted: Mon Apr 01, 2013 3:40 pm
by SahanGalbeed
Hargeysa (Waaheen) Maxkamada Sarre ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Waxaay Xukunaddii hore ay ugu ridday ka khafiifisay 22 Qof oo Weerar u geystay Xeero Ciidan oo ay Ciidanka Qaranku lahayeen oo la yidhado X-Xerada soodanta ee magalada hargeysa.

Dadkan ayaa Hore Maxkamada Derajada Kowaad ee Ciidaanka Qaranku ku Xukuntay 17Qof oo Dil, iyo 5Qof oo Xabsi Daayin ah.

Haddaba maanta oo ay Maxkamada Sarre ee Ciidanka Qaranku u fadhiistay Rafcaan ay qaateen dadkaasi ayaa waxay ku riday Xukun ka duwan kii hore oo ah in 17Qof ee hore Dilka ugu xukunaa ay ugu badashay 20Sanno oo xadhig ah, halka 5Qof ee kale ay ku xukuntay 15 Saano oo xadhig ah.
http://www.tvsomalilandeurope.net/?page ... etail=7219

Re: maxkamadda ciidanka qaranka

Posted: Mon Apr 01, 2013 4:02 pm
by HooBariiska
fok the so called maxakamad :down: , this men will be free soon inshallah