Page 1 of 1

Prof.Gaandi oo ololahiisa doorashada ka bilaabay Kismaayo

Posted: Mon Apr 08, 2013 9:56 am
by xaliye123
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ku waramayaan in Prof.Maxamed Cabdi Gaandi uu guda galay ololahiisa doorashada xilka madaxtinamad Dowlad goboleedka Jubbaland.Prof Gaandi ayaa maanta kulumo kala gedisan la yeeshay qaar kamida ergooyinka iyo odayaasha kusugan magaalada Kismaayo.

Waloow aan wali la shaacinin tirada musharaxiinta sida rasmiga ah isugu soo taagay xilka madaxtinimada Jubbaland ayaa hadana waxaa jira masuuliyiin saxaafada ka sheegay inay musharax yihiin.Waxaana masuuliyiintaa kamida Sheekh Axmed Madoobe.Sheekh Shakuul,Aw libaax iyo Raadeer.

Professor Gaandi wali muusan sheegin inuu musharax yahay balse wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegayo in Gaandi uu olole siyaasadeed kawado magaalada Kismaayo.

Gudiga farsmada ayaa maalmaha food inagu soo haya ku dhawaaqi doona tirada rasmiga ah ee musharaxiinta isu soo sharaxday xilka madaxweynaha Jubbaland.

Dhanaan.com

Re: Prof.Gaandi oo ololahiisa doorashada ka bilaabay Kismaay

Posted: Mon Apr 08, 2013 10:32 am
by EEGA9
Prof Gaandi is my candidate and Inshallah he will win. He is a respected intellectual and a man with much experience in local and international political affairs.

GANDI FOR JUBBALAND :som:

Re: Prof.Gaandi oo ololahiisa doorashada ka bilaabay Kismaay

Posted: Mon Apr 08, 2013 12:57 pm
by xaliye123
Ithink that there will be two groups, No fu.. Qabiil iyo waxaas.

groups. A

A.Madoobe.
Y.Raadeer.
C.Madoobe.

groups. B

Gaandi .
Aw-Libaax.
Sh.Shakuul.