Guryaha Xamar iyo Beesha HabarGidir

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Guryaha Xamar iyo Beesha HabarGidir

Post by 1moonlight »

Mar naba raali kama noqoneeyno in nalagu tilmaamo dad xoolo islaameed dhacay.

walaahi 99% Beesha Sacad guryahooda waa xalaal anaga guryaheena markii ladhisay geedo oo kaliya ayaa ka baxaayay Warta Nabada ( Wardhiigleey ) baadiyo ayeey aheed.

Xamar sidaan ayaa loogu soo kala horeeyay

1 - beesha Mudulood ( Abgaal ) dadka xaqa u leh Gobolka Banaadir ( Muqdisho )

2 - Murusade ( Murusade waa dad sharaf badan oo Xamar u dhashay )

3 - Habar Gidir iyo Adeerkood ( Duduble Saleebaan Cayr Sacad Saruur ) ( Sacad waa Qabiilka kusoo xigo Abgaal iyo Murusade waa qabiiladii ugu horeeyay ee Xamar soo dago ) HabarGidir iyo Duduble waa dad ilaaheey dhaqaalo iyo lacag siiyay Alxamduliaah waana dad leh Shiikhyo, Culumo, Macalamiin Quraan, waa dad jecel diinta Islaamka MARKA WALAALAYAAL YAA NALOO GEFIN CAAYDA IYO AFLAGAADADA NAGA JOOJIYA FADLAN.


yar aan saaxiib nahay oo Abgaal ah kana ah ( Maxamed Muuse ) ayaa hada ka hor igu yiri oday wayeel oo Sacad ah Xamar ku dhashay waad arkeeysaa. waa runtiisa aniga hooyadeey waa Sacad Xamar ayeey ku dhalatay awoowayaasheey Reer Muqdisho iyo Reer Shabeelada Hoose ayeey ahaayeen Sacad Xamar boqolaal sano ka hor ayuu soo degay.

walaalayaal Caayda naga joojiya FADLAN

JAZAAKA LAAH.
User avatar
Guul13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1021
Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!

Re: Guryaha Xamar iyo Beesha HabarGidir

Post by Guul13 »

Granted, every Somali tribe has criminal elements, but my goodness, Hawiye have taken it to a whole new level, even your elders are in on it. :mindblown:
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Guryaha Xamar iyo Beesha HabarGidir

Post by Nomand »

1moonlight wrote:Mar naba raali kama noqoneeyno in nalagu tilmaamo dad xoolo islaameed dhacay.

walaahi 99% Beesha Sacad guryahooda waa xalaal anaga guryaheena markii ladhisay geedo oo kaliya ayaa ka baxaayay Warta Nabada ( Wardhiigleey ) baadiyo ayeey aheed.


JAZAAKA LAAH.
was the ground you biuld on origonally yours? or did you just biuld the house on a ground not owned by you
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: Guryaha Xamar iyo Beesha HabarGidir

Post by 1moonlight »

Nomand wrote:
1moonlight wrote:Mar naba raali kama noqoneeyno in nalagu tilmaamo dad xoolo islaameed dhacay.

walaahi 99% Beesha Sacad guryahooda waa xalaal anaga guryaheena markii ladhisay geedo oo kaliya ayaa ka baxaayay Warta Nabada ( Wardhiigleey ) baadiyo ayeey aheed.


JAZAAKA LAAH.
was the ground you biuld on origonally yours? or did you just biuld the house on a ground not owned by you
Good Question brother. yes we bought the lands with our own money Alxamdulilaah. that time the lands were much cheaper than they are today. Muqdisho cidlo ayeey aheed inteeda badan. guryaheena intooda badan waqtigii DOWLADA TALYAANIGA ( Italian Somaliland ) AYAAN gadanay waqtigaas Talyaaniga ayaa guryaha bixinaayay.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Guryaha Xamar iyo Beesha HabarGidir

Post by AhlulbaytSoldier »

Akhi we just took back what was rightfully ours and kicked out the invaders. :blessed:
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Guryaha Xamar iyo Beesha HabarGidir

Post by MarsinQorahay »

hutuqueen ii waran shoodhay
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: Guryaha Xamar iyo Beesha HabarGidir

Post by 1moonlight »

HutuKing01 wrote:Akhi we just took back what was rightfully ours and kicked out the invaders. :blessed:

true Brother HutuKing we are one of the richest Clans in Somalia our uncle Duduble ( ilaahey ha xafido ) owns half of all Somali companies in Muqdisho and around the world. HabarGidir are very hard working people and they have all the money to buy lands and whatever they want ALXAMDULILAAH.





MarsinQorahay

Fadland caayda jooji hadii aad figrad qabto dhiibo laakiin NO CAAY.
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Guryaha Xamar iyo Beesha HabarGidir

Post by Adali »

from the satellite pictures Mog has not grown much, so where are all these new house Habar Gidir build ? not that I care, just a question, I am among those have abandoned Mog.
Marques
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5840
Joined: Tue Apr 01, 2008 4:30 pm

Re: Guryaha Xamar iyo Beesha HabarGidir

Post by Marques »

Horta waa run sacadka waqti badan ayay xamar joogeen, ayagana saleebaan aa kusoo xigey oo bah abgaal aa soo dhoweeyey, laakin ceer :lol: 70skii ka hor xamar maysan joogin waxay ahayeen dhagaxleey reer guriceel oo dabadheer xiligaas ayay koofurta yimaadeen..xamar hawiyihii ugu horeeyey ee dega waa ajuraanka laakin wa laga ceyrshe, dabadeed mudulood iyo shiiqaal jaziira aa soo degay, kadibna murusade oo daaq raadis ku jirey ayaa ayagna soo degay, habargidir qaarkood oo tujaar ah ayaa xamar soo galay...wixii intaas ka dambeeyey waxay gaartey gobanimodoonkii oo dalka soomaali oo dhan waa kusoo qulquleen...somalida ugu dambeysa ee xamar guryo lagu dejiyey waa ogadeenka oo waa qaxii 77ka koofur oo dhan ayay ku baaheen masaakiintaas
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Guryaha Xamar iyo Beesha HabarGidir

Post by AbkoowDhiblaawe »

true my awoowe on maternal side was born in xamar and he was sacad too
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”