Stern Warning By Governor Kaliil
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Stern Warning By Governor Kaliil
Garbahaarey (RBC) Guddoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in maamulka gobolkiisa ay tallaabo ka qaadi doonaan xubno ka tagay Gedo oo ka qeybgalaya shirka magaalada Kismaayo ee maamul u sameynta Jubbooyinka.
Maxamed Cabdi Kaliil oo qadka telefoonka kula hadlay idaacadaha gudaha ayaa sheegay inuusan jirin qof ka wakiil ah gobolka Gedo oo ka qeybgalaya shirka Kismaayo.
“Xubnaha tagay Kismaayo ee la sheegayo inay Gedo ka tageenna kuma soo laaban karaan gobolka, hadday isku dayaana tallaabo adag oo sharciga waafaqsan ayaa laga qaadayaa.” ayuu yiri Maxamed Cabdi Kaliil oo toddobaadkii hore markale loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Gedo.
Guddoomiyuhu wuxuu ku celceliyey in gobolka Gedo uu leeyahay hal maamul oo sharci ah, sida uu yiri. Wuxuu sheegay in maamulka Gedo aan loo aaneyn karin dad aan xil u heyn.
Dhowaan ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu soo dhoweeyay wafdi ay ku jiraan odayaal dhaqameed iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Gedo kuwaasoo illaa hadda ku sugan Kismaayo kana qeybgalaya shirka maamul u sameyna Jubbooyinka oo gobolka Gedo uu qeyb ka yahay ee halkaasi ka socda.
Shirka Kismaayo waxaa sidoo kale diidan dawlada federaalka Soomaaliya oo ku doodeysa inaanu shirkaasi waafaqsaneyn dastuurka federaalka.
Maamulka Kismaayo ayaa qaba in gogosha shirka Kismaayo ay dhigteen dadka deegaanka oo ka arrinsanayo aayaha deegaanka iyagoo dawladana ka dalbaday inay kala soo qeybgasho
Kinda harsh but I understand where He's coming from. They should be able to come back to Gedo but only after renouncing and wiping their hands clean of this nonsense.

-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Stern Warning By Governor Kaliil
Kaliil can talk as much as he likes but the fellas will come back to Gedo and definatly with the new Mamul.
IGAD,Kenya and Ethiopia support the formation of JL.
Kaliil cannot survive without KDF or EDF nor will the neighbouring countries allow Gedo to be a Terror hub.
IGAD,Kenya and Ethiopia support the formation of JL.
Kaliil cannot survive without KDF or EDF nor will the neighbouring countries allow Gedo to be a Terror hub.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Stern Warning By Governor Kaliil
Kaliil is supported by the Internationally recognized Somali government and has been appointed by it's PM, it would be illegal for Kenya, ethiopia to intervene in internal somali affairs.
- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: Stern Warning By Governor Kaliil
grandpakhalif wrote:Kaliil is supported by the Internationally recognized Somali government and has been appointed by it's PM, it would be illegal for Kenya, ethiopia to intervene in internal somali affairs.
But the doqomo ogaadeen think somalia is ruled by law of the jungle. Lol.
- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: Stern Warning By Governor Kaliil
Murax now everything is all about legitimacy. Before there were a lot of people running around claiming legitimacy but now all that has come to an end. The internationally recognized government has the sole legitimacy and only people they appoint can act as legitimate agent and no one else, hence as he rightly so said these individuals do not represent Gedo and there's no legitimate representatives from gedo partaking in the Adoon militias agenda.
Long live PM saacid.
Long live PM saacid.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Stern Warning By Governor Kaliil
This Marehan imposter is none other than Siciid.
Spends so much time in Marehan threads, he now thinks he`s one.
Spends so much time in Marehan threads, he now thinks he`s one.

- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: Stern Warning By Governor Kaliil
^^ all what is needed to be said to u is hello minority, bye minority.... Kkkkkkkkk
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Stern Warning By Governor Kaliil
Your gonna need a new nick..... pathetic iidoor. 

- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super

- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 652 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 11 Replies
- 1142 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 2 Replies
- 717 Views
-
Last post by Substance
-
- 5 Replies
- 749 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 7 Replies
- 1680 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 2 Replies
- 880 Views
-
Last post by BuuloXubeey
-
- 2 Replies
- 805 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 0 Replies
- 1592 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 1 Replies
- 875 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 0 Replies
- 1224 Views
-
Last post by XimanJaale