Page 1 of 2

Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 7:31 pm
by GutaleDulane
Image

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 7:35 pm
by xaliye123
GutaleDulane wrote:Image
:stylin: :stylin: :stylin: :stylin: :stylin:
Ciidi Casay Calankaaga Taariko Uga dhig.

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 7:49 pm
by GutaleDulane
Bali docole area in Gobolka Cayn

Image

Image

Image

Image

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 8:02 pm
by FarIyoAlif
Baligaa beri aan tegay oo belo iga raacday baan xasuustaa :lol: worst holiday of my life!

Guutale ma reer buhoodlaad tahay?

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 8:45 pm
by kambuli
Buuhoodle miyaa? What is the name of the Balli? :dwill:

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 9:09 pm
by xaliye123
Ka ugu weyn ee ugu caansan armuu yahay? Shangale.

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 9:13 pm
by FarIyoAlif
Yeah.. It is in Buuhoodle area, it lies east of Buuhoodle town and it's called Balli Docole

Xaliye - Shangale waa ka ugu caansan laakin baliyo ka waaweyn baa ku yaala hawdka Buuhoodle

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 9:16 pm
by xaliye123
FarIyoAlif.

Xagee bay Baliyadu kasoo bilawdaan? yacni xagaa iyo nugaal miyaa mise LA bay kasoo bilawdaan.

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 9:29 pm
by FarIyoAlif
Meel ay ka soo bilawdaan ma garanayo.. kolay waxan la socdaa in buhoodle waqooyigeeda ilaa koonfur marka looga baxo in dhulkaasi baliyo fara badan ku yaalaan sida Balli Docole, Balliga Kalshaale, Hagoogane, Sacmadeeqa, Shangale, Balliga Buhoodle, Balli Reer Maxamed iyo kuwo kale oo fara badan.

Adigu inaar xageed ka timi?

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 9:32 pm
by xaliye123
Marqaan.

just kidding.

Horakhaliif meel layidhaado baan ka imid.

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 9:38 pm
by FarIyoAlif
Marqaanweyne hadaad ka imaan lahayd kuwo halkan soo gala oo reer marqaan baa na dhalay ku sheekeeya baad naga qaban lahayd.

Horakhaliid waligay maan maqlin xagay ka tirsantahay?

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 9:41 pm
by xaliye123
Waa kuwee aan badhe kolay marqaan iyo reerka dagaba aqoon fiican ban uleye.
Faafan sxb meel layidhaado dhulkaad ka filanayso ma ahaan u malaynayaa, waxay u dhawdahay Qabribayax.

Re: Picture of the day

Posted: Sun Apr 14, 2013 9:45 pm
by FarIyoAlif
Waan iska garanayey inaad soomaali galbeed kasoo jeedid laakin qabribayax maad iska dhahdid lol

Waxaan filaya inaad tahay abaskuul ama bartire?

Re: Picture of the day

Posted: Mon Apr 15, 2013 4:16 am
by MujahidAishah
Ciid cas no thank you :scusthov:

Re: Picture of the day

Posted: Mon Apr 15, 2013 6:03 am
by FarIyoAlif
AishahWaqooyi wrote:Ciid cas no thank you :scusthov:
Didibka Hargeysa iyo dhulkaa dhagaxanta miidhan way dhaantaa :blessed: