Page 1 of 1
Heegale Danood District in the DDSI/Kililka5 (pics)
Posted: Wed Apr 17, 2013 6:58 am
by GutaleDulane
Re: Heegale Danood District in the DDSI/Kililka5 (pics)
Posted: Wed Apr 17, 2013 7:16 am
by MarsinQorahay
ma dhanka xadka Ogadenia iyo somaliland ba?
Re: Heegale Danood District in the DDSI/Kililka5 (pics)
Posted: Wed Apr 17, 2013 7:32 am
by GutaleDulane
MarsinQorahay wrote:ma dhanka xadka Ogadenia iyo somaliland ba?
Wardheer/Doolo Zone
Re: Heegale Danood District in the DDSI/Kililka5 (pics)
Posted: Wed Apr 17, 2013 9:18 am
by original dervish
Hagar Cadan/Farrax Garaad town
Re: Heegale Danood District in the DDSI/Kililka5 (pics)
Posted: Wed Apr 17, 2013 9:37 am
by xaliye123
original dervish wrote:Hagar Cadan/Farrax Garaad town
Khaalid iyo Wacays Aadan mayna dagin heegale?
Re: Heegale Danood District in the DDSI/Kililka5 (pics)
Posted: Wed Apr 17, 2013 11:53 am
by FarIyoAlif
Heegaale lagu gee
Hagar Aadan Lagu sii
Hala dhalay lagaa bixi
laakiin kurta dahabo may soo sawiraan.. baliyada fara badan maad inaga daysid dhulkii in roob ka da'ay waanu la soconaye
Xaliye Khaalid ku Qararo, Xirsi Macaf iyo meelo kale bay degaan.. Wacays Aadan kuna waqooyiga Buuhoodle bay degaan
Re: Heegale Danood District in the DDSI/Kililka5 (pics)
Posted: Wed May 01, 2013 2:23 am
by X.Playa
Heegaale kamaad qayliseen holaca jilaale
kolkaan hadhkiiba kaa eryaad hawd u cararteene.
Re: Heegale Danood District in the DDSI/Kililka5 (pics)
Posted: Wed May 01, 2013 7:02 am
by FarIyoAlif
Odaygii Yawle muxuu ku calaacalay
Hagar Aadan iyo Khaalid aan hawd u mari waayey
Cali Gerigan weli ii hingilan hiilki ba Xawaadle
Hunbannida kaleetiyo intaa halaqa Daarood ah
---
Xabbad iyo dil bay noo ahayd Reer Xirsi Cismaane
Xashiishka iyo laba Muuse way ku xadfanaayeene
Xubin keliya Hagar Aadan baa iila xoog badane
Samatar Baxnaan
---
Now gtfo

Re: Heegale Danood District in the DDSI/Kililka5 (pics)
Posted: Wed May 08, 2013 6:03 am
by X.Playa
last we heared of that baxnaan was on his stomach with one eye shot out and one nut missing , he died wailing in the 1980's and crying for papa afwene to kill the idoor, once a faqash always a faqash.
Re: Heegale Danood District in the DDSI/Kililka5 (pics)
Posted: Tue May 14, 2013 12:47 pm
by Ismail87

don't be so bitter old man Samatar Baxnaan aun will always be remembered for being one of the finest poets among Somalis whilst you will always be remembered for being a murtad who doesn't let the opportunity of insulting Islam pass him.
Gaalyahow gaboobay get lost! ha naga xaarin threadka.